GGGGGG
Wednesday, March 27th, 2019
header

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay duleedka Baardheere

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 20, 2018 by   ·   No Comments

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale dagaalyahanada Al-Shabaab ku dhexmaray duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar kusoo qaadeen ciidamada dowladda ee ku sugan degaanka Fafaxdhuun ee duleedka Baardheere.

Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka dagaalka ayaa qaatay saacaddo badan, waxaana ka dhashay Khasaare kala duwan.

Mas’uuliyiinta gobolka Gedo ayaa sheegay in ay dileen dagaalyahano ka tirsan Shabaab, islamarkaana uu jiro Khasaare ka dhashay dagaalkaasi.

Ilaa iyo hadda lama oggaan karo Khasaaraha rasmiga ee dagaalkaasi ka dhashay.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ururuka xamaas oo ka jawabtay duqayn Israel la beegsatay Gaza

March, 26, 2019
Dowlada Masar ayaa la sheegay inay waan-waan ka ...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

March, 26, 2019
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo ...

SAWIRO:- Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Morooko

March, 26, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 5 Ruux

March, 26, 2019
Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa fagaaro ku yaalla deegaanka ...

Xalinta Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo bilaabatay

March, 26, 2019
Magalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag waxaa kulan ...

SAWIRO:- Kulan Dhuusamareeb uga socdo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madaxda Galmudug

March, 26, 2019
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ...

Afar Carruur ah & Hooyadood oo ku geeriyooday waxyaabaha qarxa

March, 26, 2019
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu ...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Ciidamada dowladda dhowr bil mushaar qaadan

March, 26, 2019
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ka ...

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay Cabashada Ciidamada dowladda ee Gobolkaas

March, 26, 2019
Laba Maalin ka hor Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

March, 26, 2019
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ...

Maqaallo