GGGGGG
Thursday, January 17th, 2019
header

Sawirro:-Wasaaradda Ganacsiga Iyo Rugta Ganacsatada & Warshadaha Oo Heshiis Kala Saxiixday

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 20, 2018 by   ·   No Comments

Wasiirka Ganacsiga iyo Washadaha Xukuumadda Federaalka Somaaliya iyo Rugta Ganacasatada iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixdeey heshiiskii Sadaxaad ee Madasha Wada hadalka, Ganacstada iyo Dowladda ee Public Private Dialogue (PPD).

Heshiiskan ay wada gaareen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda iyo Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa qeexayso in labada dhinac ay ka wada shaqeyn horumarka ganacsiga, maalgashiga dalka oo laga wada shaqeyo,in si wadajir ah loo xaliyo caqabdaha dib u dhigaya horumarka kobaca dhaqaalaha Wadanka.

Guddoomiyaha Rugta Ganacsatada iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Cabdikariin Gabeere ayaa sheegay in muhiimad gaar ah ay u leedahay saxiixan sadaxaan.

“Waxaan guul wayn noo ah in maanta dalkeena aan ku saxiixnay heshishiiskii sadaxaad, waxuu hore labadii kale uga dhaceen dalalka Ingariiska iyo Buljamka tasoo fursad wayn u ah in ganacstada Soomaaliyeed ay argayaan horuamrka ay leedahay Madashan waxaana ku soo kordhinayay Dhinaca Beeraha iyo Xoolaha oo ganacstada iyo dowlada ay ka shaqeyn doonan si wada jir ah ayuu yar Mudane Gabeere”

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadha XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa tilmaamay in ay heshiiskan uu yahay dariiq inoo sahlaya in dalkeena fursadaha ganacsiga aan uga faa”iideyno.

“anaga iyo ganacsatada oo iskaashanayo waxaan ka shaqeyn doonaa horumarinta dalka ee dhinaca kobaca Dhaqaalaha, waxaana furmay dariiq aan ku wada xisaabayno si aan caqabadaha jira guulo kaga gaarno si wanaagsan iskula habeyno,dalkeena fursad ayee u tahay in aan si wada jir ah maalgashi ugu abuurno, dowladda waxaa ka go,an in ay dhageysato ganacstada ka shaqeysa horumarkooda”.ayuu yari Wasiir Maareeye.

Ugu dabeyntii Wasiirka Ganacsiga iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacstada Soomaaliyeed ay xariga ka jareen Wabsite lagala soconayo madasha wada hadalka Ganacsatda iyo Dowladda Public Private Dialogue (PPD)  her uu Marayo Ganacsigeena,kobacaha Dhaqaalaha Dalka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sababtii Ay U Weerareen Hotel Ku Yaalla Nairobi

January, 17, 2019
War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa ...

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

January, 17, 2019
Dabley hubeysan oo watay mootooyin ayaa la sheegay ...

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Booqday Xarunta QM Ee Muqdisho15 Maalmood Kadib Weerarkii Hoobiyeyaasha

January, 17, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Golaha ammaanka oo war kasoo saaray weerarkii Nairobi

January, 17, 2019
Xubnaha golaha ammaanka QM ayaa si xooggan u ...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Nairobi oo kordhay

January, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa xaqiijiysay in ay kordheen dadka ...

Theresa May oo heshiiskeedii Brexit la diiday iyo Mooshin kalsoonida oo laga keenay

January, 16, 2019
R Raysalwasaaraha UK, Theresa May ayaa xalay guuldaro siyaasadeed ...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

January, 16, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu ...

Maqaallo

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyada Ka Jira Gobolada Dalka

January, 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ...