GGGGGG
Wednesday, March 27th, 2019
header

Maxkamadda CQS Oo Xukuntay Askari Dilay Qof Rayid Ah

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 20, 2018 by   ·   No Comments

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qeybta 60-aad ee gobollada Baay iyo Bakool ayaa maanta xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan Ciidamada Milatariga Soomaaliya, kaas oo lagu magacaabo Dable Maxamed Nuur Macalin Aadan

Askarigani ayaa lagu eedeeyay in uu dilay Marxuum Maxamed Nuur Janow Aadan oo ka mid ahaa shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qeybta 60-aad ee Baay iyo Bakool Gaashaanle Dhexe Aadan Abuukar ayaa ku dhaawaqay go’aanka Maxkamadda.

Sidoo kale Gaashaanle Dhexe Aadan Abuukar ayaa uga digay Ciidamada dowladdu in ay waxyeeleeyaan dadka shacabka ah ee ku sugan gobolladaasi.

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa horay xukuno kala duwan ugu riday Askar ka tirsan Ciidamada DFS oo lagu soo eedeeyay dambiyo kala duwan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ururuka xamaas oo ka jawabtay duqayn Israel la beegsatay Gaza

March, 26, 2019
Dowlada Masar ayaa la sheegay inay waan-waan ka ...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

March, 26, 2019
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo ...

SAWIRO:- Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Morooko

March, 26, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 5 Ruux

March, 26, 2019
Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa fagaaro ku yaalla deegaanka ...

Xalinta Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo bilaabatay

March, 26, 2019
Magalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag waxaa kulan ...

SAWIRO:- Kulan Dhuusamareeb uga socdo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madaxda Galmudug

March, 26, 2019
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ...

Afar Carruur ah & Hooyadood oo ku geeriyooday waxyaabaha qarxa

March, 26, 2019
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu ...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Ciidamada dowladda dhowr bil mushaar qaadan

March, 26, 2019
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ka ...

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay Cabashada Ciidamada dowladda ee Gobolkaas

March, 26, 2019
Laba Maalin ka hor Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

March, 26, 2019
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ...

Maqaallo