GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Lafta Gareen oo lacag ku bixiyay in la dacaayadeeyo Mukhtaar Roobow

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 20, 2018 by   ·   No Comments

Cabdicasiis Lafta Gareen oo ah musharaxa ay Dowlada dhexe taageereyso ee loo wado inuu noqdo madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa lagu soo waramaya inuu qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalida lacag ku siiyay in la dacayadeeyo Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

Roobow ayaa noqday dooqa koowaad ee Digil iyo Mirifle halka uu Lafta Gareen yahay dooqa koowaad ee Kheyre iyo Farmaajo oo aan labaduba waxba ka quseyinin mustaqbalka iyo aayaha Koonfur Galbeed.

Labada nin , mid waa mid dadkiisu rabaan midna waa mid la rabo in dadkiisa lagu qabsado ,waxaana markii uu farqigaan soo baxay oo ay Digil iyo Mirifle meel walba ka banaanbaxeen iyagoo dalbanaya in Roobow la doorto ayuu Lafta Gareen bilaabay inuu saxaafada isticmaalo.

Kooxda ololaha ee Lafta Gareen ayaa dhowr website lacag siiyay waxaana ay kula heshiiyeen in asbuucii la daabaco 3 ilaa 4 sheeko oo la isku dayayo in dadka lagu nacsiiyo Roobow. Inkastoo waayaha Roobow ay ku jiraan qeybo xun hadana waxaa uu hada muuqda midka ugu badan oo ay dadku rabaan.

Sabab ?, jawaabta weydii dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed.

Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa dareemaya cabsi badan oo ku saabsan Roobow , waana mida ku qasabtay inuu saxaafada u adeegsado in Roobow la magac dilo si ay shacabku u nacaan.

Mid ka mid ah xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa u sheegay allsaaxo Online iney ogyihiin in Roobow uu yahay qofka qura ee wax u qaban kara deegaanka ayna codkooda siin doonaan, laakiin wuxuu yiri “Ma diidi doono lacagta Kheyre noo soo dhiibay”.

Waaxda ololaha ee Mukhtaar Roobow ayaan wali ku baraarugin dagaalka Lafta Gareen iyo kalsooni darada heysata.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo