GGGGGG
Wednesday, March 27th, 2019
header

Ilhaan Cumar oo Wajaheysa Caqabaddo cusub

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 20, 2018 by   ·   No Comments

lhaan Cumar oo ah Gabadh Muslimad ah ayaa kusoo biirtay Aqalka Congareska Mareykanka, waxaana ay xiran tahay Xijaab,taasoo muran badan Saacaddihii lasoo dhaafay ka dhex dhalisay Baraha Bulshadda ay ku xariirto.

Waxaa jira Sharci dhigaaya In Koongareska uusan soo fadhiisan karin qof Madax daboolan waa midda Muranka badan dhalisay sidda  Sharcigaasi wax looga badelaayo, Maadaama Golaha ay kusoo biirtay Gabadh Muslimad ah oo xijaaban.

Xisbiyadda Mareykanka ayaa dadaal badan ugu jira sidii looga gudbi lahaa Caqabaddaha ay wajahayaan Gabadhaha Muslimiinta ah ee kusoo biiraya Koongareeska Mareykanka ee Xijaaban.

Sharciga in aan Madax daboolan lala soo galin Golaha Koongareeska Mareykanka ayaa jiray 181-sano

“Xubin maaha in uu yimaado aqalka oo uu madaxiisa daboolo oo uu koofiyadiisa ku hayo, mana aha inuu koofiyadiisa ku soo galo Xarunta Golaha Koongareeska Mareykanka” ayuu yiri Mid ka mid ah Siyaasiyiinta si weyn uga caansan Mareykanka.

Ilhaan Cumar Waxa ay ku qortay bogga Twitter-ka: “Qofna maro ma saaro madaxayga, laakiin waa dooqeyga , waa mid aan ku difaaco isbedelka ugu horreeya.” Waxay intaas ku dartay, “Tani ma ahan xannibaadkii ugu dambeeyay ee aan u shaqeynayo inaan kor u qaado.”

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ururuka xamaas oo ka jawabtay duqayn Israel la beegsatay Gaza

March, 26, 2019
Dowlada Masar ayaa la sheegay inay waan-waan ka ...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

March, 26, 2019
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo ...

SAWIRO:- Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Morooko

March, 26, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 5 Ruux

March, 26, 2019
Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa fagaaro ku yaalla deegaanka ...

Xalinta Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo bilaabatay

March, 26, 2019
Magalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag waxaa kulan ...

SAWIRO:- Kulan Dhuusamareeb uga socdo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madaxda Galmudug

March, 26, 2019
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ...

Afar Carruur ah & Hooyadood oo ku geeriyooday waxyaabaha qarxa

March, 26, 2019
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu ...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Ciidamada dowladda dhowr bil mushaar qaadan

March, 26, 2019
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ka ...

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay Cabashada Ciidamada dowladda ee Gobolkaas

March, 26, 2019
Laba Maalin ka hor Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

March, 26, 2019
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ...

Maqaallo