GGGGGG
Wednesday, March 27th, 2019
header

Goormee xilka laga qaadi doonaa wasiir Axmed Ciise Cawad ?

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 20, 2018 by   ·   No Comments

Axmed Ciise Cawad oo ah Soomaali-American ayaa maamulaya wasaarada arrimaha dibbada ee Soomaliya 11kii bilood ee lasoo dhaafay. Waa wasiirkii ugu qaladka badnaa ee wasaaradaas qabta inta la xasuusta.

Intii uu wasiir Cawad joogay wasaarada arrimaha dibbada waxaa Soomaaliya usoo hoyday magac xumo badan, waxaana uu dalka galiyay jahwareer siyaasadeed oo arrimaha dibbada ah ,walina waa uu sii wadaa.

Cawad oo dadka yaqaana ay sheegeen inuu yahay nin aaney u bilaawneyn siyaasada arrimaha dibbada ayaa kursiga ku yimmid inuu saaxiib la yahay Fahad Yasin iyo inuu booskaan reerkiisu lahaa.

Cawad ayaa ku fashilmay maareynta mowqifkii ay Soomaliy ka qaadatay Khaliifkii Khaliijka, wuxuu ku fashilmay sida loola macaamilaayo Emirate-ka oo dano badan kaleh Soomaaliya, wuxuu eeganaayay safaarad hantidii lagu dhacay Xamar, wuxuu waraaq aan laga fiirsan kula saftay Sacuudiga markii ay is qabteen Sacuudiga iyo Canada, wuxuu lumiyay xiriirkii Soomaaliya iyo Jabuuti, wuxuu ku ceeboobay labo waraaqadood oo uu Sacuudiga kula saftay kuwaas oo loo heysto kiiska dilka wariye Jamal, waxaana uu lumiyay xiriirkii wacnaa ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Dhamaan intaas oo qalad iyo jahwareer ah waxey dhaceen intii uu xafiiska joogay wasiir Axmed Ciise Cawad oo ah 11bilood. Bal qiyaas waxa dhici kara hadii uu sii joogo xafiiska, madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Kheyre waxaa hortaala iney badalaan wasiir Cawad.

“Cawad wuxuu Soomaaliya dhigi doonaa meel halis ah hadii aan deg deg shaqada looga eryin, hadii kursiga lagu sii hayo wuxuu keeni doonaa fashil iyo ceeb intaan ka badan ayuu yiri Prof Jamal Cali oo culuumada siyaasada ka bartay jaamacada Oxford.

Waxaa jira warar sheegaya in madaxweyne Farmaajo uu kala hadlay dad ku dhow dhow isku dhex yaaca ka jira wasaaarada arrimaha dibbada iyo sida ay macquul ku tahay in Cawad uu booskaas sii joogo.

Waxaa socota saan saan uu ku baxaayo Axmed Ciise Cawad, marka la eego dareenka madaxda sare iyo talo soo jeedinta shacabka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ururuka xamaas oo ka jawabtay duqayn Israel la beegsatay Gaza

March, 26, 2019
Dowlada Masar ayaa la sheegay inay waan-waan ka ...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

March, 26, 2019
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo ...

SAWIRO:- Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Morooko

March, 26, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 5 Ruux

March, 26, 2019
Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa fagaaro ku yaalla deegaanka ...

Xalinta Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo bilaabatay

March, 26, 2019
Magalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag waxaa kulan ...

SAWIRO:- Kulan Dhuusamareeb uga socdo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madaxda Galmudug

March, 26, 2019
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ...

Afar Carruur ah & Hooyadood oo ku geeriyooday waxyaabaha qarxa

March, 26, 2019
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu ...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Ciidamada dowladda dhowr bil mushaar qaadan

March, 26, 2019
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ka ...

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay Cabashada Ciidamada dowladda ee Gobolkaas

March, 26, 2019
Laba Maalin ka hor Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

March, 26, 2019
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ...

Maqaallo