GGGGGG
Wednesday, March 27th, 2019
header

Daawo:-Gabar 13 Jir Ah Oo Lagu Kufsaday Xero Barakac Oo Ku Taalla Magalada Cadaado

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 20, 2018 by   ·   No Comments

Gabadhaan ayaa waxa ay ku nooshahay Kaamka Badbaado oo  duleedka ka ah Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Magalada Cadaado,waxana la sheegay in ay la nooleed Hooyadeed,isla markaana Aabaheed uu mar hore geeriyooday.

Sacdiyo Macalin Isaaq  oo ah Hooyada dhashay Gabadha ayaa sheegtay in Sideed Saac habeenimo ay Albaabka gurigooda u soo garaaceen laba Nin,isla markaana ay ka dalbadeen in ay albaabka furto,hayeeshee markii ay ka diiday ay Albaabka jebiyeen.

Waxa ay sheegtay in sidaasi ay guriga ku galeen,kadibna ay kufsadeen Gabadheeda oo da’deedu ay tahay 13

 Xaaladeeda Caafimaad ayay sheegtay in xilligaan ay tahay mid soo hagaageyso,sila markana ala geeyay Isbitaalka weyn ee Magalada Cadaado.

Hoos Ka Daawo warbixin uu Magalada Cadaado ka soo diray Wariye Jile Jaamac Jile.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ururuka xamaas oo ka jawabtay duqayn Israel la beegsatay Gaza

March, 26, 2019
Dowlada Masar ayaa la sheegay inay waan-waan ka ...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

March, 26, 2019
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo ...

SAWIRO:- Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Morooko

March, 26, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 5 Ruux

March, 26, 2019
Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa fagaaro ku yaalla deegaanka ...

Xalinta Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo bilaabatay

March, 26, 2019
Magalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag waxaa kulan ...

SAWIRO:- Kulan Dhuusamareeb uga socdo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madaxda Galmudug

March, 26, 2019
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ...

Afar Carruur ah & Hooyadood oo ku geeriyooday waxyaabaha qarxa

March, 26, 2019
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu ...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Ciidamada dowladda dhowr bil mushaar qaadan

March, 26, 2019
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ka ...

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay Cabashada Ciidamada dowladda ee Gobolkaas

March, 26, 2019
Laba Maalin ka hor Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

March, 26, 2019
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ...

Maqaallo