GGGGGG
Thursday, January 17th, 2019
header

Ciidamada Kenya Oo Dilay Xubno Ka Tirsan Al Shabaab

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 20, 2018 by   ·   No Comments

Saraakiisha Booliska Kenya ayaa sheegay in ay dileen illaa iyo 4 Dagaalyahan oo ka tirsanaa Al Shabaab, kadib howlgallo ay ka sameeyeen Keymaha xadka maamullada Lamu iyo Garissa ee dalkaasi.

Taliyaha howlgalka la daagaalanka Al Shabaab ee Keymaha Boni Joseph Kanyiri ayaa xusay in ay dileen xubnahaasi, islamarkaana ay ka furteen 6 Qoray oo nuuca AK47 ah iyo rasaastii ay wateen, sida uu hadlka u dhigay.

Sidoo kale taliyaha ayaa sheegay in Al Shabaab ay weerar ku soo qaadeen xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Safaricom ee deegaanka Ijara, ayna hortageen weerarkaasi.

Waxaana uu intaasi ku daray in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidamadooda iyo Dagaalyahannadii weerarka soo qaaday.

Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay Dagaalyahannada Xarakada Al Shabaab oo ku aadan dagaalkaasi.

Inta badan Al Shabab ayaa weeraro ku qaada fariisimaha Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin  deegaanada dhaca xadka Soomaaliya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sababtii Ay U Weerareen Hotel Ku Yaalla Nairobi

January, 17, 2019
War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa ...

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

January, 17, 2019
Dabley hubeysan oo watay mootooyin ayaa la sheegay ...

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Booqday Xarunta QM Ee Muqdisho15 Maalmood Kadib Weerarkii Hoobiyeyaasha

January, 17, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Golaha ammaanka oo war kasoo saaray weerarkii Nairobi

January, 17, 2019
Xubnaha golaha ammaanka QM ayaa si xooggan u ...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Nairobi oo kordhay

January, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa xaqiijiysay in ay kordheen dadka ...

Theresa May oo heshiiskeedii Brexit la diiday iyo Mooshin kalsoonida oo laga keenay

January, 16, 2019
R Raysalwasaaraha UK, Theresa May ayaa xalay guuldaro siyaasadeed ...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

January, 16, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu ...

Maqaallo

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyada Ka Jira Gobolada Dalka

January, 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ...