GGGGGG
Thursday, January 17th, 2019
header

Cabsi Laga Qabo Duqeyn Mar Kale Ka Dhacda Cadaley

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 20, 2018 by   ·   No Comments

Wararka Saaka Ka Imaanaya Koonfurta Gobolka Mudug Gaar Ahaana Deegaanka Cadaley Oo Shalay Gelinkii Dambe Ay Duqeyn Ka Dhacday Ayaa Saaka Waxaa lagu Soo Warramayaa In Saaka Halkaasi Laga Dareemayo Saameynta Duqeyntaasi Ay Reebtay.

Mid Ka Mid Ah Dadka Deegaanka Oo Diiday In Magaciisa Iyo Codkiisaba Loo Adeegsado War-Baahinta Sababa Amni Awgood Ayaa allsaaxo U Sheegay In Weli Ay Maqlayaan Dhawaqa Diyaaradihii Shalay Duqeynta Gestay.

Waxa Uu Tilmaamay Qofkan La Hadlay allsaaxo In Weli Diyaaraduhu Gor Heehaabayaan Deegaanka Cadaley Dushiisa dadka Deegaankana Ay Ka Baqayaan In Mar Kale Halkaasi Duqeyn Ka Dhacdo.

Tirada Diyaaradaha Ayuu Ku Sheegay In Ay Gaarayaan Illaa Iyo Saddex Diyaaradood Kuwaas Oo Shalay Illaa Xalay Dul Heehaabaya Deegaanka Dushiisa.

Sidoo Kale Goob-joogahan Ayaa Waxa Uu Tilmaamay In Deegaanka Ay Ku Sugan Yihiin Dagaallamayaal Ka Tirsan Dhaq-Dhaqaaqa Al-shabaab Oo Halkaas Duqeynta Lagula Beegsaday.

Waxa Uu Xusay In Duqeyntii Shalay Lala Eegtay Gawaari Ciidan Oo Ay Lahaayeen Al-shabaab Kuwaas Oo Halkaasi Marayey Inkastoo Aan La Xaqiijin Khasaaraha Dhanta Ah Ee Ka Dhashay Duqeyntaasi.

Deegaanka Cadaley Ayaa Waxa Uu Dhacaa Ee Koonfurta Gobolka Mudug Waxa Uuna Dhinaca Waqooyi Kaga Beegan Yahay Deegaanka Caad Ee Isla-Gobolkaasi Mudug.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sababtii Ay U Weerareen Hotel Ku Yaalla Nairobi

January, 17, 2019
War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa ...

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

January, 17, 2019
Dabley hubeysan oo watay mootooyin ayaa la sheegay ...

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Booqday Xarunta QM Ee Muqdisho15 Maalmood Kadib Weerarkii Hoobiyeyaasha

January, 17, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Golaha ammaanka oo war kasoo saaray weerarkii Nairobi

January, 17, 2019
Xubnaha golaha ammaanka QM ayaa si xooggan u ...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Nairobi oo kordhay

January, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa xaqiijiysay in ay kordheen dadka ...

Theresa May oo heshiiskeedii Brexit la diiday iyo Mooshin kalsoonida oo laga keenay

January, 16, 2019
R Raysalwasaaraha UK, Theresa May ayaa xalay guuldaro siyaasadeed ...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

January, 16, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu ...

Maqaallo

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyada Ka Jira Gobolada Dalka

January, 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ...