GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Sawiro:-Wasiirada Jubaland oo ansixiyay Xeerka dhismaha guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 19, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha Wasiirada Jubbaland.

Kulanka oo ay soo xaadireen inta badan Wasiirada Jubaland, ayaa waxaa kaloo kulanka goobjoog ka ahaa Maxamuud Seyd Aadan oo ah Madaxweyne kuxigeenka Jubaland.

Kulankan waxaa ay golahu dood dheer iyo qiimayn ku sameeyeen Xeerka dhismaha gudiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland.

Golaha ayaa si buuxda u meel mariyay xeerkan oo lagu soo dhisayo labo gudi oo muhiim u ah geedi socodka Jubbaland.

Dhawaan ayaa Baarlamaanka la horgayn doona si ay u Ansixiyaan isla markana waxaa la guda gali doona dhismaha gudiyadan oo ka shaqayn doona Arimaha Xuduudaha iyo Doorashooyinka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo