GGGGGG
Wednesday, March 27th, 2019
header

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Asluubta oo lagu dilay qarax lagula eegtay duleedka Muqdisho.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 18, 2018 by   ·   No Comments

Qarax miino ayaa wuxuu ka dhacay deegaanka Weedow ee ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho, sida ay inoo sheegeen saraakiisha ammaanka.

Qaraxan ayaa wuxuu haleelay gaari SURF ah oo uu watay sarkaal ka tirsanaa ciidanka Asluubta oo lagu magacaabi jiray Cabdi Dheere, wuxuuna gaarigan ka baxay magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa ku geeriyootay sarkaalka gaariga watay iyo wiil dhalinyaro ah oo watay mooto VIKON.

Ciidanka ammaanka ayaa tagay goobta uu qaraxa ka dhacay, waxayna sameeyeen baaritaan ku aadan sida ay wax u dhaceen.

Saraakiisha ciidanka ammaanka ayaa waxa ay sheegeen inay ku daba jiraan raggii falkan ka dambeeyay, islamarkaana ay sharciga horkeeni doonaan.

Al Shabaab ayaa kordhiyay weerarada ka dhanka ah ciidanka dowladda federaalka, kadib markii maalmahan ay dhawr weerar la eegteen ciidan dowladda ka tirsan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ururuka xamaas oo ka jawabtay duqayn Israel la beegsatay Gaza

March, 26, 2019
Dowlada Masar ayaa la sheegay inay waan-waan ka ...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

March, 26, 2019
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo ...

SAWIRO:- Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Morooko

March, 26, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 5 Ruux

March, 26, 2019
Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa fagaaro ku yaalla deegaanka ...

Xalinta Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo bilaabatay

March, 26, 2019
Magalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag waxaa kulan ...

SAWIRO:- Kulan Dhuusamareeb uga socdo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madaxda Galmudug

March, 26, 2019
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ...

Afar Carruur ah & Hooyadood oo ku geeriyooday waxyaabaha qarxa

March, 26, 2019
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu ...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Ciidamada dowladda dhowr bil mushaar qaadan

March, 26, 2019
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ka ...

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay Cabashada Ciidamada dowladda ee Gobolkaas

March, 26, 2019
Laba Maalin ka hor Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

March, 26, 2019
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ...

Maqaallo