GGGGGG
Thursday, January 17th, 2019
header

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Uganda oo Soomaalida ugu baaqay in ay isku tashadaan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 18, 2018 by   ·   No Comments

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Dalka Uganda Jocob Oulanyah ayaa ciidamada Soomaalida ah ee dalkaasi ku tababarta ugu baaqay in ay qeyb ka noqdaan dadaalada Soomaali ay ku qaabeyneyso msutaqbalkeeda.

Waxa uu ku nuux nuuxsaday in loo baahanyahay in Soomaalida ay isku tashato si ay kaga soo kabato burburkii dowladdii dhexe waxa uuna sheegay in uu rajo badan ka qabo in ay ka maarmi doonaan Kaalmada Caalamka

Oulanyah oo xafiiskiisa kula kulmay wafdi saraakiil u badan oo soomaali ah ayaa ku bogaadiyay sida ay ugu go’antahay in dalkooda ay xasiliyaan oo ay nabad kusoo dabaalaan waxa uuna ugu baaqay in ay sii labba jibaaraan dadaaladaasi si buu yiri Soomaaliya ay kaga maaranto Ciidamada Nabad ilaalinta ee Midowga Afrika oo Uganda qeyb ka tahay.

“Waxa kaliya ee Soomaaliya caawin kara waa in aynan gadaal u eegin dagaalkii sukeeye oo ay aayahooda oo kaliya eegaan waxaana hubaa in mar dhaw Soomaaliya ay ka kaaftoomi doonaan Caawinaada dalalka shisheeye” ayuu sheegay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Dalka Uganda Jocob Oulanyah.

Mina Xuseen oo kamid ah Ciidamada Soomaalida ah ee Tababarka uu ugu socda dalkaasi Uganda  ayaa sheegtay in wax badan ay ka qaadan doonaan hadalka Gudoomiye Jocob Oulanyah.

“Markayagii hore wax rajo ah ma laheyn balse markii aan tababarkaan qaadanay waxaan yeelanay rajo waxaana aaminsanahay in wax aan ka badeli karno xaalada amni ee dalkeena hooyo” ayey sheegtay Mina Huseen.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sababtii Ay U Weerareen Hotel Ku Yaalla Nairobi

January, 17, 2019
War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa ...

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

January, 17, 2019
Dabley hubeysan oo watay mootooyin ayaa la sheegay ...

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Booqday Xarunta QM Ee Muqdisho15 Maalmood Kadib Weerarkii Hoobiyeyaasha

January, 17, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Golaha ammaanka oo war kasoo saaray weerarkii Nairobi

January, 17, 2019
Xubnaha golaha ammaanka QM ayaa si xooggan u ...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Nairobi oo kordhay

January, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa xaqiijiysay in ay kordheen dadka ...

Theresa May oo heshiiskeedii Brexit la diiday iyo Mooshin kalsoonida oo laga keenay

January, 16, 2019
R Raysalwasaaraha UK, Theresa May ayaa xalay guuldaro siyaasadeed ...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

January, 16, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu ...

Maqaallo

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyada Ka Jira Gobolada Dalka

January, 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ...