GGGGGG
Thursday, January 17th, 2019
header

Wasiirka Gaashandhiga Soomaalia Oo Nooqday Wasiir Waxtarkiisu Ay Shacabka Mahadiyaan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 17, 2018 by   ·   No Comments

Wasiirka Wasarada Gaashandhiga Soomaalia Mudane Xasan Cali Mohamed (Amardambe) Oo Ah Wasiir Dhalinyara ah Waxbadana Ka Qabatay Washarada Gashandhiga Tan Iyo Markii Uu Xilkaasi Lawareegay 31-May -2018 Isla Maalinkaasi Ayuu Ku Dhawaaqay Wasiirka Hawsha Ugu Horaysa Uu Galyo Ay Tahay Ladagalanka Al-shabaab.

Wasiir Amardambe ayaa Ah Mid Aan Har Iyo habeen Aan Nasan Iyadoo Lagu arko Furumaha Dagalaaka Iyo Gobaha Lagu Tawabaro Ciidamada Marwalibana Wax Uu Xoojiyaa Sidii Ciidamada Xooga Ay Uhelilahaayeen Tabar Hufan Waxaana Dhawaanata Social Mediaha Qabsaday Dhaliyaro Soomaali ah Oo Loo Tabaray Ciidamada Xooga Kuwood Cirka Oo Ay Siweyn Ula Dhaceen Shacabaka Soomaaliyeed

Xasan Cali Mohamed (Amardambe) Mar-uuladar Daarmayey Ciidamada Xooga Ayaa Wax Uu Wacd Kumaray In Uu Geed dheer Iyo Mid Gaban Ukori Doono Sidii Ay Mushaar Joogta ah Ku Heli Lahaayeen Ciidamada Xooga

Hawsha Uu Hayo Wasiir Xasan Cali Mohamed (Amardambe) Ayeey Kumacneeyeen Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka In ay Tahay Mid Dib Loogu Soocelinayo Sharafata Iyo Karamada ay Lahaayeen Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed Wax Ay Intaa Ku Dareen In Uu Noqday

Wasiirkii Ugu Horeeyey Ee Xilka Wasiirnimo Ee Wasarada Gashandhiga Ugu Soobaxa Sidii ay Ugu Baahnaayeen

Wasiir Xasan Cali Mohamed (Amardambe) Ayaa Lagu Tilmaaamaa Halyeey Usoo Ban baxay Dib Usoocelinta Sharafata Iyo Karamada Ciidamada Xoga Dalka Waana Wasiirkii Ugu Horreyey Ee Dhaliyara ah Ee Xilkaasi Loomagacaabo

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sababtii Ay U Weerareen Hotel Ku Yaalla Nairobi

January, 17, 2019
War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa ...

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

January, 17, 2019
Dabley hubeysan oo watay mootooyin ayaa la sheegay ...

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Booqday Xarunta QM Ee Muqdisho15 Maalmood Kadib Weerarkii Hoobiyeyaasha

January, 17, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Golaha ammaanka oo war kasoo saaray weerarkii Nairobi

January, 17, 2019
Xubnaha golaha ammaanka QM ayaa si xooggan u ...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Nairobi oo kordhay

January, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa xaqiijiysay in ay kordheen dadka ...

Theresa May oo heshiiskeedii Brexit la diiday iyo Mooshin kalsoonida oo laga keenay

January, 16, 2019
R Raysalwasaaraha UK, Theresa May ayaa xalay guuldaro siyaasadeed ...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

January, 16, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu ...

Maqaallo

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyada Ka Jira Gobolada Dalka

January, 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ...