GGGGGG
Thursday, January 17th, 2019
header

Waraysi:-Melayshiyaad Is Hor Taagay Shir Lagu Dhex Dhexaadinayo Beelo Ku Dagaalamay Galgaduud

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 17, 2018 by   ·   No Comments

Xili Dagaal U Dhexeeya Labo Maleeshaya Beeleed uu 11 Bishaan Deegaanka Hardis Ee Duleedka Galbeed Ka Xiga Degmada Balanbale Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud uu Ka Dhacay.

Ayaa Arintaasi Waxaa Isku Taagay Xal U Helideeda Waxgarad Maamulka Degmada Balanbale Iyo Taliyaasha Ciidamada Nabad-sugid Iyo Miltariga Ee Dowlada Somaliya oo Iyagu Ku Baxay Kala Dhex Galida Beelaha Dirirtu Dhex Martay Islamarkaasna Kala Qaaday Dhinacyadii Halkaasi Ku Diriray

Waxaan Markii U Horeesay Maanta La Iskugu Yimid Gogol Ay Garwadeen Ka Yihiin Taliyaasha Ciidamada Dowlada Ee Milatariga Iyo Nisa.

Waxaasi Gogashaasi Hareeyay Buuq Iyo Sawaxan Ka Dib Markii Malayshiyaad Ay Hor Istaag Ku Sameeyeen In Shirku Furmo Waxaan La Sheegay In Maleeshiyaadkaas oo Hubeesnaa Ay Ka Socdeen Dhinacyada La Dhex Dhexaadinayo Mid Kood Sida uu Allsaaxo U sheegay Madaxa Arimaha Bulshada Degmada Blanbale Saalax Cabdule Aadan

Saalax Waxaa uu sheegay In Ay Maleeshiyaadkaani Ku Doodayaan In Ilaalo Ka Noqdaan Sugida Amniga Inta uu shirku Socdo Balse Arintaasi Ay u Xilsaaran Yihiin Ciidamada Dowlada Islamarkaasna Aysan Nabadoonadoodu Raali Kaga Aheen Waxaa Ay Sameenayaan Maleeshiyaadkaasi

Inkastoo uu san Carabaabin Cida Gadaal Ka Riixaysa Hadana Waxaa uu sheegay In Ay Qeeb Katahay Xaaladaha Jahwareerkaa Ee Deegaanka Ka Jira Isgoona Intaasi Raaciyay IN Ashirku uu Siisocon Doono

Ilaa 5 Ruux Ayaa Ku Dhimatay Inta La Xaqiijiyay Tiro Kalana Way Ku Dhaawacantay Dagaal Dhinacyadaan Ku Dhex Maray Deegaanka Hardis 11 Bishan

      WAREYSI Madaxa Arimaha Bulshada Degmada Blanbale Saalax Cabdule Aadan

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sababtii Ay U Weerareen Hotel Ku Yaalla Nairobi

January, 17, 2019
War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa ...

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

January, 17, 2019
Dabley hubeysan oo watay mootooyin ayaa la sheegay ...

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Booqday Xarunta QM Ee Muqdisho15 Maalmood Kadib Weerarkii Hoobiyeyaasha

January, 17, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Golaha ammaanka oo war kasoo saaray weerarkii Nairobi

January, 17, 2019
Xubnaha golaha ammaanka QM ayaa si xooggan u ...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Nairobi oo kordhay

January, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa xaqiijiysay in ay kordheen dadka ...

Theresa May oo heshiiskeedii Brexit la diiday iyo Mooshin kalsoonida oo laga keenay

January, 16, 2019
R Raysalwasaaraha UK, Theresa May ayaa xalay guuldaro siyaasadeed ...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

January, 16, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu ...

Maqaallo

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyada Ka Jira Gobolada Dalka

January, 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ...