CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.
Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com
Published on November 17, 2018 by said · No Comments
Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee CIA ayaa soo afjartay baaritaan ay ku baadigoobayeen cidii amartay dilkii wariyihii dhaliili jiray Boqortooyada Sacuudiga Jamal Kashogi oo lagu dhex dilay gudaha Qunsiliyada Sacuudiga uu ku leeyahay Dalka Turkiga.
CIA ayaa waxa ay si qeyxan u sheegeen in Amir Maxamed Bin Salmaan uu si toos ah uu u bixiyay amarka lagu qaarijiyay wariye Jamal, hadalkaasi oo noqonayaao mid kasoo horjeeda sheegashada Dowladda Sacuudiga ay sheegatay in Amiirka iyo gebi ahaan Dowladda Boqortooyada Sacuudiga uusan wax lug ah aysan ku laheyn dilka Wairyaha.
Warbixinta baaritaanka ay sameeyeen Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Dowladda Sacuudiga ay dhowr mar oo hore ay cadaadis ku saartay Jamal Kashogi in uu dalkaasi Sacuudiga uu dib ugu soo laabto ka hor intaan la qaarijin balse uu ka dhaga adeegay.
Saraakiil u hadlay CIA ayaa sheegay in natiijada baaritaankooda ay u gudbin doonaa Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkaasi si tilaabada ku habooon ay kaga qaadaan dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan.
Related
February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...
February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...
February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...
February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...
February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka Puntland ee PSF ayaa howlgal ...
February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...
February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...
February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...
February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay xiriirka ...
February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...