GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

C/raxman C/shakuur Warsame oo la Ogaaday in uu soo Xaday maqaal uu ku soo qoray Bartisa Facbook

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 17, 2018 by   ·   No Comments

Waxaan waqti kubixiyay in aan akhriyo “Maqaalka” C/raxman C/shakuur Warsame, waxaana iiga soo baxay qodabadan:

1) Qaybta kusaabsan Ethiopia:

             Wuxuu soo turjumay maqaal uu qoray nin Faransiis ah oo layiraahdo Rene Lefort, wuxuuna ugu magacdaray maqaalkiisa “Ethiopia: Climbing Mount Uncertainty”. fiiri liinkigan www.opendemocracy.net/ren-lefort/ethiopia-climbing-mount-uncertainty waxaadna isbar bar dhigtaan qormada C/raxman C/shakuur & mida Rene Lefort, sidoo kale waxaad isu fiirisaan taariikhda labada qormo.

             Hadaba, in maqaal qof kale qoray laturjumaa wax dhib ah maleh, waa hadii fasax laga haysto qofkii maqaalka qoray asal ahaan, laakiin waxaan meesha kujirin, in adoo sheeganaya aqoon Diineed & mid Maadi intaba, aad qormo nin kale qoray u’ekeysiisid in aad adigu qortay, dadka noocaas udhaqmana waxay muxadisiintu uyaqaanaan “سرقة الحديث” oo micneheedu yahay “Tuugtii xadiiska”, duuganimadu ma’ahan oo kaliya in laxado lacag ama alaab, ee sidoo kale in Fikir ama aqoon lawariyo iyadoon lasheegaynin asalkii, waxay noqotaa Tuuganimo.

             Intaa kadib, wuxuu bilowga qoraalkiisa kusheegay:

  1. In Somalida, Shacab & Siyaasiyiin aysan aqoon ulahayn Ethiopia!
  2. In isaga kaligiis aqoon uleeyahay Ethiopia! (Kaligii yaqaan/wax walbo yaqaan)!
  3. In Ethiopia tahay “dal wayn oo itaal & dhaqaale inaga badan”, taasoo ah buun-buunin ama/iyo xayaysiin uu usamaynayo Ethiopia, kuna niyad jabinayo shacabka Soomaaliyeed ee wax ka’akhrista page-kiisa.
  4. In uu ka’afgobaadsaday mabda’iisa kusaabsan Ethiopia in ay tahay cadaw ama saxiib Somaliyeed.

2)            Qaybta kusaabsan Eritrea:

Waxaa kamuuqatay in uusan xogfiican kahaynin Eritrea, maqaalna uusan ka’akhrinin, mid uusoo xaday & mid muuqda intaba, balse uu wax kudhisay “waa layiri & cilmi dhagood” waana wixii uu kucambeereeyay walaalihiis Soomaaliyeed! (رمتني بدائها وانسلت!).

3)            Qaybta Kusaabsan isbahaysiga sadexgeezoodka ahna, wuxuu soo xigtay maqaal ay daabacday Daily Nation oo uu qoray Peter Kagwanja, laakiin tan wuu sheegay xigashada inkastoo uu micna/afkaar qaldan uu saaray!

4)            Qaybta kusaabsan Soomaaliyana jawaabteeda idinka ayaan idiin dayni.

Gabagabo:

  1. Maqaalka 95% wuxuu ahaa tarjumaad uu kasameeyay maqaalada Rene Lefort & Peter Kagwanja.
  2. 85% wuxuu kusaabsanaa Ethiopia.
  3. Maqeexin waxa ay latahay mustaqbalka Ethiopia waxa uu noqon doono.
  4. Waxaa kamuuqday qaladaad badan oo kusaabsan Ethiopia & in uusan aqoon ulahayn wax kabaxsan maqaalka uu akhriyay.
  5. Maqaalkan boolida ahi masheegin waxa lagudboon umada Soomaaliyeed ee uu afkeeda wax kuqorayay!
  6. Wuxuu aaminay in aan la’ogaan doonin xatooyada qoraalka ee uu sameeyay, mindhaa wuxuu isyiri Somalidu wax ma’akhriso.
  7. Wuxuu meel ugadhacay umada somaliyeed!

W/Qoray: Ibraahim Cali Aadan

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo