GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Dhagayso:Faahfaahin Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Shabaab

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 16, 2018 by   ·   No Comments

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan dagaal maanta ku dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Al-Shabaab degaano ka tirtsan degmada Guriceel gobolka Galgaduud.

Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku dhintay, tiro intaa kabadanna waa ay ku dhaawacmeen dagaalo saaka oo Jimce ah ka dhacay degaanka Golangole oo qiyaastii 80 km koonfur uga beegan magaalada Guriceel .

Dagaalka ayaa bilowday kadib markii ciidamo ka tirsan Galmudug oo ka baxay Guriceel ay weerareen degaanka Golangole oo ay joogeen koox ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidanka weerarka qaaday waxaa bilowgiiba u suurtagashay inay dagaal la’aan qabsadaan Golangole kadib markii kooxdii joogtay ay xeelad dagaal uga baxeen degaankasi.

Al-Shabaab ayaa dib usoo rogaal celisay waxaana dhacay dagaal inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen labo ka tirsan ciidanka Galmudug, waxaana Al-Shabaab u suurtagashay inay dib ula wareegaan Golangole.
hadaba mid ka mid ah saraakiisha ciidamada galmudug ugu magacaaban degmada ceelbuur maxamed sheeq maxamuud dhoobay.ayaa ka warbixiyay

      maxamed sheeq maxamuud dhoobay oo kamid ah saraakiisha dagmada ceel buur ee maamulka galmudug

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo