GGGGGG
Thursday, December 13th, 2018
header

Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 14, 2018 by   ·   No Comments

Ku dhawaad 300 oo gaadiidka Xamuulka ah ayaa waxaa ay ku xayiran yihiin inta u dhexeysa Deegaanka Carbiska iyo Duleedka Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Ciidamo ka tirsan  militariga Soomaaliya ayaa la sheegay in ay hortaagan yihiin Gaadiidka Xamuulka ee qaada Raashiinka.

Gaadiidkan ayaa waxaa ay ku wajahnaayeen Gobalada bay, Bakool iyo  gedo, iyagoona Gobaladaasi geynaya raashiin ay wadaan, Waxaana Mudo 6 maalmood ay ku xayiran yihiin Deegaanka Carbiska iyo Duleedka Degmada Afgooye.

Mid ka mid ah Darawalada ka xeeya Gaadiidka xamuulka, islamarkaana ku xayiran Deegaanada ka tirsan Gobalka Shabeelaha Hoose  ayaa allsaaxo ugu waramay dhibaatada ay la kulmeen.

Dhanka kale Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Sheegay in gaadiid aad u fara badan ay ku xayiran yihiin Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Cabdi Fatax Xaaji Cabdulle oo ah Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Shabeelaha Hoose ayaa allsaaxo u sheegay in Ciidamo ku labisan dareenka ciidanka Dowlada Soomaaliya  ay gaadiidka ku dhibaateynayaan inta u dhexeysa Afgooye iyo Wanla-weyn, isagoona sheegay wadooyinkaasi la soo dhigay Jidgooyooyin, iyadoona lagu dhibaateynayo gaadiidka sida uu hadalka uy dhigay.

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in mushaarkii loogu tala galay Ciidanka Dowlada olole  lagu galayo, islamarkaana waxaa uu tilmaamay in ay aad u careysan yihiin Ciidamada, isagoona xusay in ciidanka ay sheegeen in ay ciqaabayaan Shacabka ku Safra wadada u dhexeysa Degmooyinka Afgooye iyo Wanla-weyn ee Gobalak Shabeelaha Hoose.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

DFS oo ka hadashay xariga Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Amniga ...

Xildhibaano cambaareeyay xarigii Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
Qaar kamid xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya gaar ahaan ...

sawiro;’Dawladaha Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Muhiim Ah

December, 13, 2018
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa magaalada Dooxa ku ...

Sawiro:- Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Dhiggiisa Dawladda Qatar

December, 13, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali ...

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed: Doorashada Waxaa Ay Dhaceysaa 19-ka December

December, 13, 2018
December 13, 2018 Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ee ...

DAAWO SAWIRO: Sidda Madaxweynaha Eritrea Muqdisho loogu soo dhaweeyay

December, 13, 2018
Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa ...

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobolka Galgaduud

December, 13, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ...

DEG DEG:-Muqtaar Roobow Oo La Sheegay In Baydhabo Lagu Xiray

December, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amaro lagu soo rogay Shacabka kunool Baydhabo

December, 13, 2018
Taliska Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay ...

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Mooshinka laga keenay Farmaajo

December, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed ...

Maqaallo