GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

Dowlada Eritrea oo Maanta lagu wado in cunaqabateynta hubka laga qaado.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 14, 2018 by   ·   No Comments

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa Maanta lagu wadaa in ay  u codeeyaan in dowladda Eritrea laga qaado cunaqabateynta hubka ee horay loogu soo rogay.

Sidoo kale Golaha amaanka ayaa waxaa ay Shaaca ka qadeen in ay kala direen  Kooxdii Dabagalka Soomaaliya iyo Eritrea u qaabilsaneyd Qaramada Midoobe.

Ku dhawaad 15  Dal ee Xubnaha ka ah Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa soo jeediyay in cunaqabateynta hubka laga qaado dowladda Eritrea.

Dowlada Eritrea ayaa waxaa la leeyahay waxaa ay doonaysaa in ay hesho 9 cod kaliya, kuwaasi oo ay dhiiban doonaan xubnaha ka tirsan 15-ka dal.

Dalka Eritrea ayaa waxaa cunaqabateynta la  saaray sanadkii 2009kii,Waxaana Markaasi  lagu eedeeyay in ay Taageerto Dagalaamayaasha  Al-shabaab

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo