Ciidanka Kenya oo toogtay haweenay Soomaali ah
Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com
Published on November 13, 2018 by said · No Comments
Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Mandera ,Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa toogtay Haweenay Soomaali.
Dilka ayaa ka dhacay degaanka Rhamo, oo ah degaan hoostagga Magaalada Mandheera, waxaana la sheegay in Ciidanka ay haweenayda toogteen xilli ay kasoo baxday gurigeeda oo ku yaalla halkaasi.
Haweenayda la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdiya Cumar, waxaana ay ka mid aheyd dadka degaanka.
Sarkaal ka tirsan Booliska Kenya aya sheegay in Ciidanka oo ku jira howlgal Roondo ah ay kasoo hor baxday Haweenayda , islamarkaana ay Cabdiya weydiisteen in ay istaagto kana dhega furaysatay sidaasna mid ka mid ah Askarta uu rasaas ugu furay.
Qaar ka mid ah Bulshadda degaanka ayaa ka carooday dilka Haweenayda Soomaaliyeed, waxaana ay sameeyeen Banaabax, waxaana xusid mudan in maamulka Mandera ay ku dhawaaqeen in ay sameenayaan Guddi xaqiiqo raadin ah.
Related
February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...
February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...
February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...
February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...
February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka Puntland ee PSF ayaa howlgal ...
February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...
February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...
February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...
February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay xiriirka ...
February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...