GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Daad dad ku laayay dalka Jordan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 10, 2018 by   ·   No Comments

Daadad ka dhashay roobab xoogan oo ka da’ay dalka Jordan ayaa sababay dhimashada ilaa 9 ruux halka 3,700 dalxiisayaal ahna ay dowladda ku qasabtay in ay isaga tagaan Magaalada Petra ee dalkaasi si uu u yaraado khasaaraha ka dhalanaya daadadkaasi.

Dalxiisayaashaani ayaa loo waday meel amaan ah oo uusan roob ka da’in si naftooda loo badbaadiyo sida uu warbaahinta u sheegay afayeen u hadlay dowladda oo magaciisa lagu sheegay Jumana Ghunaimat.

Sidoo kale afayeenka ayaa ka warbixyay dadka sagaalka ah ee ku geeriyooday daadadkaasi in ay kamid ahaayeen Labba Dumar ah iyo Gabar yar oo wada joogay Gobolka Madaba ee dalkaasi Jordan halkaasi oo roobabka xoogan ay maalmahaanba ay ka da’ayeen.

“Gabadha yar iyo Labbada dumarka ah ee kamidka ah dadka ku dhintay masiibadaan ka dhalatay roobaablka, waxaa ay wada saarnaayeen hal gaari ka hor intaanu daadka qaadin gaariga ay wateyn waxaana dad goob joogeyaal ahaa ay inoo xaqiijiyeen in aynan jirin fursad lagu badbaadin karay oo uu mar qura daadku qaaday gaariga ay wateen durbaiina la wayaay oo ay mirqeyn”ayuu sheegay Jumana Ghunaimat mar uu warbaahinta ugu warbixnaayay dhacdadaani iyo dadka ku waxyeeloobay.

Ahmed Shamaseen oo kamid ah dadka deegaanka daadadka sida u xun u saameeyeen ahna milkiilaha Petra Harmony guest house  ayaa Wakaalada wararka ee AP u sheegay in uu indhahiisa ku arkaayay daad wata dhagxaan in uu galay dukaaman dadka si aad ah kaga adeegtaan waxyeeleyayna dhamaan dadkii xiligaasi dukaameesanaayay oo qaarkood uu soo gaaray dhaawacyo daran.

Waxa uu sheegay in isagu uu badbaadiyay lamaane Neherland u dhashay oo degenaa Hotelkiisa kuwaasi oo dalxiis u yimid dalkaasi.

Dowladda Cumaan ayaa goobaha waxbarashada, shaqada iyo dalxiiskaba ku amartay in la xiro si bay yiraahdeen uu u yaraado khasaaraha waxayna u muuqataa in uu sii siyaadayo khaasaraha ka dhsahay daadadkaasi.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Jubbaland oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

March, 20, 2019
Dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya waxa ay ku ...

Dowladda oo eedeysay Ciidamada kasoo baxay furimaha dagaalka

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo loogu baaqay in uu is casilo

March, 20, 2019
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Maqaallo