GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Akhriso:-Xaalada Caafimaad Wariye Ku Dhaawacmay Qarixii Muqdisho

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 10, 2018 by   ·   No Comments

Wariye Aadan Xaaji Cabdulle (Aadan Sooyaal oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka gaar Wakaaladda Wararka SONNA ayaa ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii lagu weeraray Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho,kuwaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah.

Wariye Aadan Sooyaal oo loo qaaday mid kamid ah isbitaalada magaalada Muqdisho ayaa la soo sheegaya in xaaladiisu ay tahay mid wanaagsan,waxaana uu dhaawacmay xili uu shaqada ka baxay islamarkaana ku wajahnaa xaafadiisa.

Sida uu soo sheegayo Tifaftiraha Guud ee SONNA C/raxmaan Cabdullaahi Maxamed  waxaa halkaasi ku booqday Wariyaha mas’uuliyiinta wasaaradda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane C/raxmaan Sheekh Yuusuf Alcadaala.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in dadka ku dhaawacmay uu kamid ahaa agaasimhii hore ee wasaaradda warfaafinta C/risaaq Cali Yuusf Bahlaawi, iyadoo Cisbitaalka Taarul-shifa uu ku booqday Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Alcadaala

Ciidamada ammaanka ayaa toogasho ku dilay ragii weerarkaasi oo qaaday,mana jiraan warar rasmi ah oo hay’adaha ammaanka ay ka soo saareen khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey qaraxyadasi Galabta.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Jubbaland oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

March, 20, 2019
Dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya waxa ay ku ...

Dowladda oo eedeysay Ciidamada kasoo baxay furimaha dagaalka

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo loogu baaqay in uu is casilo

March, 20, 2019
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Maqaallo