GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Xildhibaano Ka Digay Xilka Qaadista Deg Dega Ah Ee Maamulka Gobolka Hiiraan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 9, 2018 by   ·   No Comments

Mudo dhowr bilood ah gudaheed ayaa waxaa isbedel kala duwan lagu sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan xilka qaadistaas  oo qaarkood xiisad ka dhex abuurtay mas’uuliyiinta Gobolka Hiiraan.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegeen in Wasaaradda arrimaha Gudaha looga baahan yahay inaysan ku deg deign xilka qaadista,isla markaana Shaqsi xilka laga qaadayo laga fikiro.

Mid ka mid ah Xildhibaanada Hir-Shabelle ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Maamulkaas in mas’uulkii la soo dacweeyo aanan lagu deg deign,basle la sameeyo guddi baara,isal markaana ogaada waxyaabaha lagu eedeynayo.

Mas’uulyiin dhowr ah oo ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa xilka qaadistooda waxa ay sababtay xiisad dhalisay inay hakad galaan howlihii Shaqo ee Maamulka Gobolka Hiiraan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Jubbaland oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

March, 20, 2019
Dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya waxa ay ku ...

Dowladda oo eedeysay Ciidamada kasoo baxay furimaha dagaalka

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo loogu baaqay in uu is casilo

March, 20, 2019
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Maqaallo