GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

Sawirro:-Wararkii U Dambeeyay Qaraxyo Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 9, 2018 by   ·   No Comments

Ilaa Saddex Qarax ayaa Galabta ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho,kuwaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxyada oo aha kuwo gaari loo adeegsaday ayaa ahaa kuwo is xigxigay,waxaana ay ka dhaceen laamiga u dhaxeeya Xarunta Dambi-baarista ee CID-da iyo Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho.

Majirto goob sirasmi ah loo bartilmaameed saday balse wariyeyaal goobta ku sugan ayaa waxa ay sheegayaan in Darbiga Hotelka Saxafi iyo bartamaha laamiga ay ku qarxeen.

Waxaa Gurmad halkaasi ka sameeyay Gawaarida gurmadka deg dega ah,iyada oo ay jiraan dhaawacyo ay qaadeen.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ee agagaarka Hotelka Saxafi ayaa ah eel dadweynaha ay ku sugan Gawaarida.

Saraakiil ka tirsan laamaha Amniga ayaa allsaaxo waxa ay u sheegeen in rag hubeysan oo ka tirsana Al-Shabaab,isla markaana doonayay inay weerar geystaan la toogtay.

Waxaa Sawirro laga soo qaaday Goobta qaraxa la arkayay burbur xooggan oo soo gaaray Hotelka Saxafi oo dad tegay ay allsaxo u sheegeen in darbiga Hotelka lagu dhuftay Gaari qarax siday.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Sawirro:-Wafdi Gaaray Magalada Baydhabo

January, 15, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

Sawirro:-Rag Hubeysan Oo Weli Ka Dhex Dagaalamayo Hotelka Dusit Ee Magaalada Nairobi Iyo Ciiddan Oo Loo Daad-Gureeyey

January, 15, 2019
Ciiddan ka tirsan kuwa GSU ee dalka Kenya ...

Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi CaalamkaWararka Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi

January, 15, 2019
Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu ...

Weerar Qaraxyo ku bilawday oo ka dhacay Magaalada Nairobi

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyo magaalada Nairobi ee ...

SAWIRO: Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyso Magaalada Boosaaso ee ...

SAWIRO: Madaxweyne Deni oo qaabilay Wafdi ka socda Shiinaha

January, 15, 2019
Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ...

Maqaallo