GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Akhriso:-Mukhtaar Roobow oo wada hadal kula jira Villa Soomaaliya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 9, 2018 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in Villa Soomaaliya ay wada hadal dib ula furtay Mukhtaar Roobow ,kaas oo ay durba soo baxday saameyntiisa deegaanka.

Shacabka gobalka Baay ayaa muujiyay sida ay u rabaan Mukhtaar Roobow waxaana laga cabsi qaba in hadii doorashada loogaga adkaado uu natiijada aqbali waayo. Waa musharaxa qura ee heysta hub iyo ciidan u gaar ah oo ku sugan Xudur.

Roobow iyo musaraxiinta kale marka laga reebo Lafta Gareen ayaa la sheegay iney midoobeen oo ay ku heshiiyeen iney iska diidaan rabitaanka Villa Soomaaliya taas oo walaac durba abuurtay.

Xildhibaano kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa u kala daba qaadaya labada dhinac waxaana ay madaxtooyadu dooneysa inuu noqdo mid ay dhaqaale siiyaan oo hadii uu sooo baxana wada shaqeyaan. Marnaba Villa Soomaaliya diyaar uma ahan iney ka tanaasusho Lafta Gareen sidaa darteed wa dooq labaad Roobow.

Arrintaan waxaa la sheegay inuu Farmaajo doonaayo, isagoo tiro labo jeer ah la hadlay Roobow saacadihii lasoo dhaafay balse lama hubo iney arrintaan ku raaci doonan Kheyre iyo Fahad Yasin oo ah labo ka mid ah raga ay taladu ka go’ado.

Dad ku dhow dhow Mukhtaar Roobow ayaa u sheegay Allsaaxo Online in wadaadku uusan wali aqbalin damaca Villa Soomaliya, madaama ay horrey uga baxeen balankii la wada galay.

17ka bishaan ayaa la filaya iney Koonfur Galbeed ka dhacdo doorasho madaxweyne xili uu shalay is casilay Shariif Xasan, kaas oo la sheegay inuu $4milion oo dollar ka qaatay madaxtooyada Soomaaliya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Jubbaland oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

March, 20, 2019
Dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya waxa ay ku ...

Dowladda oo eedeysay Ciidamada kasoo baxay furimaha dagaalka

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo loogu baaqay in uu is casilo

March, 20, 2019
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Maqaallo