GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

Dhalin-yaro Muddo Ku Dhibaateysnaa Liibiya Oo Laga Soo Dejiyey Garoonka Diyaaradaha Hargeysa

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 9, 2018 by   ·   No Comments

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hargeysa Ee xarunta Soomaaliland Waxaa Laga Soo Dejiyey 41 Dhalin-yaro Kuwaas Oo Muddo Ku Dhibaateysnaa Gudaha Dalka Liibiya.

Dhalin-yaradan Laga Soo Dejiyey Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Ayaa Ka Kooban 40 Rag Ah Iyo Qof Dumar Ah.

Garoonka Waxaa Kusoo Dhaweeyey Mas’uuliyiin Ka Tirsan Hay’adda Barakacayaasha Soomaaliland Kuwo Ka Socda Hay’adda Socdaalka Adduunka Ee IOM Iyo Mas’uuliyiin Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Soomaaliland.

Ugu Horreyntii Waxaa Saxaafadda La Hadlay Guddoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha Soomaaliland C/kariin Axmed Max’ed Xinif Waxa Uuna Sheegay In Ay Dib U Dejin U Sameyn Doonaan Dhalin-yaradan.

Dhinaca Waxaa Iyana Goobta Ka Hadlay Qaar Ka Mid Ah Dhalin-yarada Dib Ugu Soo Laabtay Hargeysa Waxa Ayna Muujiyeen Sida Ay Ugu Faraxsan Yihiin In Ay Dib Ugu Soo Laabtaan Dalkooda Hooyo.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Akhriso:-Madaxda Ka Qeyb Galeysa Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha KGS

January, 16, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa lagu ...

-Booliska Somalia Oo Ka Hadlay Cabashadii Xildhibaan Muno Key

January, 16, 2019
Xildhibaan Muno Sheekh Khaliif Abuu ( Muno Key) ...

Sawirro:-Booliska Somalia Oo Lagu Wareejiyay Qalab Lagu Ogaanayo Faraha Dadka Dembiilayaasha Ah

January, 16, 2019
Shabakadda Wararka ee AMISOM ayaa qortay inay Taliska ...

Ciidammada Kenya oo weli wada howlgal lagu soo afjarayo weerrarkii Nairobi

January, 16, 2019
Ciidammada ammaanka ee Kenya ayaa weli iskudayaya inay ...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la caleema saarayo

January, 16, 2019
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in ...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Weerarkii Magalada Nairobi

January, 16, 2019
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda ...

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Maqaallo