GGGGGG
Monday, March 25th, 2019
header

Luis Enrique Oo Markii Ugu Horreysay U Jawaabay Jorda Alba iyo Gerard Pique

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 8, 2018 by   ·   No Comments

Tababaraha xulka qaranka Spain, Luis Enrique ayaa ka jawaabay hadallo uga yimid xiddiga Barcelona ee Jordi Alba iyo Gerard Pique oo ku saabsanaa sababta uu difaaca bidix ee Barca uga reebay xulka qaranka Spain oo aanu hal mar kusoo darin tan iyo intii loo magacaabay.

Alba ayaa ciyaartii El Clasico ee Real Madrid ay ku burburiyeen kaddib waxa uu sheegay in aanu garanaynin sababta loogu dari waayey xulka qaranka, balse aanay dhibaato ku ahayn oo uu ixtiraamayo go’aanka tababaraha, laakiin saaxiibkii Gerard Pique ayaa isaguna kula taliyey Enrique inuu xulka qaranka kusoo ceiyo Alba.

Xulka qaranka Spain oo la filayo in badhtamaha bishan ay la ciyaaraan Croatia iyo Bosnia kulan ka tirsan Nations League iyo kulan saaxiibtinimo, ayaa waxa la filayaa in Enrique uu soo saaro liiska ciyaartoygiisa uu u xulanayo ciyaarahaas.

Luis Enrique ayaa ballan-qaaday inuu isbeddel ku samaynayo xulka qarankiisa, isla markaana uu ogyahay in Alba uu yahay ciyaartoy wanaagsan oo mar walba kubbad heersare ah ciyaara.

“Jorda Alba? Mar walba waa ciyaartoy sare, Pique na wuu fahamsan yahay kubadda cagta, waanan aqbalayaa taladiisa.” Sidaas ayuu yidhi Enrique.

“Waxa jiri doona isbeddel, laakiin ma tirin karo waxayse noqon doonaan afar ama shan ama way ka yaraan doonaan, waxaanay ku xidhnaan doontaa waxa aan tababarka ku arko.” ayuu ku daray.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Doorasho Maanta ka dhaceysa Magalada Gaalkacyo

March, 25, 2019
  Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka ...

Akhriso:-Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Muqdisho

March, 25, 2019
Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana ...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dhul-Gariir Caawa Ka Dhacay Kenya

March, 25, 2019
Dhul ruxankii xalay saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ...

Yuusuf Madaale”Amniga Muqdisho meeshii ugu xumeyd ayuu joogaa Isbarbar yaac ayaana ka jira”

March, 25, 2019
Iyada oo maalmihii dambe uu sii xumaanayay amniga ...

Wasiir kale oo ka mid ah Somaliland oo Musuq loo heysto

March, 25, 2019
Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa sheegtay in ...

Howlgal ka dhacay Muqdisho & dad badan oo lagu qabqabtay

March, 25, 2019
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay ...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobalka Doollo.

March, 24, 2019
Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay ...

DEG DEG: Dhulgariir ruxay Kenya

March, 24, 2019
Sidda ay xaqiijiyeen Warbaahinta Kenya Dhulka ayaa ruxmay ...

Ciidamo kale oo ku dhawaaqay in ay kasoo baxayaan Furimaha dagaalka

March, 24, 2019
Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ...

Sawirro:-Ciidanka Danab Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh

March, 24, 2019
Ciidamada Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa wada ...

Maqaallo