GGGGGG
Wednesday, November 14th, 2018
header

Sawirro:-War Laga Soo Saaray Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 22, 2018 by   ·   No Comments

Saakay waaberigii ayaa dagaal beeleed waxa uu ka qarxay deegaanka Dhumay ee duleedka Koonfureed ee Magalada laas-Caanood ee Gobolka Sool

Dagaal beeleedkaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawc ayaa waxaa ka hadlay Waxgaradka Gobolka Sool ee deegaanada Puntland.

Boqor Burhaan Boqor Muuse, Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam iyo qaar ka.mid ah Odayaasha Dhaqanka Puntland ayaa  waxa ay baaq nabadeed u direen beelahaas  saakay ay dirirtu ku dhex martay deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool.

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka dalbaday labadaasi beeleed ay si shuruud la’aan ah ku joojiyaan dagaalka,isla markaana miiiska wadahadalka wax walba ku dhameeyaan.

Colaada u dhaxeysa labada beelood ayaa ah mid soo laab laabatay,iyada oo dhowr mar ay fashilmeen  wadahadallo lagu xalinayay,waxaana lagu soo waramayaa in Ciidamo ka tirsan Soomaaliland ay kala dhex galeen labada maleeshiyo beelees.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

(Dhageyso)War Deg Deg ah :Wasiiru Dowlaha Amniga Jubaland oo Iska Casiley Xilkaasi

November, 13, 2018
Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa Labadii Sanno ee ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka dalka oo maanta daah furay Shirka Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka

November, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ...

Sawirro:-Wafdi Ka Socda QM Oo Gaaray Baydhabo Lana Kulmay Kusimaha Madaxweynaha KGS

November, 13, 2018
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

UK oo wali ka walaacsan dilkii Wariye Jamaal Khashoggi

November, 13, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Jeremy Hunt ayaa sheegay ...

Ciidanka Kenya oo toogtay haweenay Soomaali ah

November, 13, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada ...

Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Spain

November, 13, 2018
Saddex qof ayaa ku geeriyootay, saddex kalena waa ...

SAWIRO: Banaanbax ka socda Gaalkacyo

November, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ...

Wararkii ugu dambeeyay Shabaab ku dagaalamay Jilib

November, 13, 2018
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

Howlgal Dad Lagu Qabtay Oo Laga Sameeyay Muqdisho

November, 13, 2018
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa xalay ...

Amar lagu rogay Saldhigyadda Booliska Muqdisho

November, 13, 2018
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo ...

Maqaallo