GGGGGG
Tuesday, December 11th, 2018
header

Madaxweynihii Hore Ee Somalia Sheekh Shariif Oo Tacsi U Diray Madaxda Iyo Shacabka Koonfur Galbeed

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 14, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay qaraxyadii Maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,isagoo fariin u diray Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada reer Koonfur Galbeed.

Sheekh Shariif ayaa tacsi u diray dadkii waxyeelada kasoo gaartay qaraxyadii Maanta ka dhacay Baydhabo,isagoo ku tilmaamay falkaasi mid laga argagaxo,isla markaana Alle uga baryay intii dhimatay inuu u Naxariisto,kuwa dhaacawa ahna Alle u dhib yareeyo.
Madax, Shacab iyo guud ahaan Eheladii dadkii wax ku noqdey waxaan u dirayaa tacsi tiiraanyo leh, ilaahay ha u naxariisto inta nooga dhimatay, dhaawacana alaha noo bogsiiyo’’ayuu qoraal uu soo dhigau Barta uu ku leeyahay Facebook uu ku yiri Sheekh Shariif.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shafiir Sheekh Axmed ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay gacmaha is qabsadan,si looga guuleysto dhammaan cadowga duulaanka ku ah Soomaaliya.

Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa galabta waxaa ka dhacay Labo Qarax oo waa weyn oo ay ku dhinteen in ka badan 15 ruux halka dhaawacuna uu ka sii badan yahay intaasi.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Kulan Xasaasi Ah Oo U Socdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Kan Aqalka Sare

December, 11, 2018
War Goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha ...

Xoghaye Buux”Mooshinkii Laga Keenay Farmaajo Wuu Buray

December, 11, 2018
Xoghayaha Golaha Shacabka Cabdi Kariin Buux ayaa xaqiijiyay ...

Duqa Muqdisho oo Xarunta D/Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Turkiga (SAWIRRO)

December, 11, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

DEGD EG: Kulan ka socda Xarunta Villa Hargeysa ee Golaha Shacabka

December, 11, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Dowladda Somaliya oo Shati siinaysa Kalluumaysato Ajnabi ah

December, 11, 2018
Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay markii ...

Taliye Indha-Qarshe Oo Shaaca Ka Qaaday Ciidanka Kaliya Ee Qabiilka Ka Maran.

December, 11, 2018
Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi ...

DEG DEG: Mooshinkii xilka qaadista Madaxweyne Farmaajo oo jabay

December, 11, 2018
Mooshinkii Hindisaha Xil ka qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...

Camey oo ka laabtay Dacwad uu kusoo oogay Gaas

December, 11, 2018
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ...

Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Shaaciyay Halka Laga Soo Abaabulay Mooshinka Madaxweynaha

December, 11, 2018
Maalin ka hor ayay aheyd markii Xildhibaano ka ...

Dacwad u dhaxeysa Gaas iyo Camey oo Garowe ka furmaysa

December, 11, 2018
Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta qaadaysa dacwad ...

Maqaallo