GGGGGG
Tuesday, December 11th, 2018
header

Xildhibaanada Ku Sugan Dhuusamareeb Oo Mooshin Ka Keenay Madaxweyne Xaaf

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 13, 2018 by   ·   No Comments

Xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug gaar ahaan kuwa ku sugan Magalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay shaaciyeen inay wadaan mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Galmudug.

Xildhibaanadaas oo qaarkood la soo xiriiray Idaacadda vos  ayaa waxa ay sheegeen in guddoonka ay u gudbin doonaan mooshinkaas,isla markaana uu socdo qorshihii ugu dambeeyay.

Xildhibaan Muxudiin Cali Jimcaale(Jakuula) oo ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa vos u sheegay in xildhibaanada mooshinka wada ay gaarayana ilaa 50 Mudane,isla markaana isaga uu ka mid yahay Xildhibaanada saxiixay.
Arrintaan ayaa soo ifbaxday wixii ka dambeeyay kadib markii xalay uu dib u dhac ku yimid Magacaabista Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu waday in Madaxweyne Xaaf uu Magacaabo.

Madaxda Maamulka Galmudug ugu sareysa ayaa ah kuwa iskhilaafsan,waxaana xildhibaano ku shiray Magalada Cadaado oo ay goobjoog ka ahaayeen madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay sheegeen inay xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Kulan Xasaasi Ah Oo U Socdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Kan Aqalka Sare

December, 11, 2018
War Goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha ...

Xoghaye Buux”Mooshinkii Laga Keenay Farmaajo Wuu Buray

December, 11, 2018
Xoghayaha Golaha Shacabka Cabdi Kariin Buux ayaa xaqiijiyay ...

Duqa Muqdisho oo Xarunta D/Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Turkiga (SAWIRRO)

December, 11, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

DEGD EG: Kulan ka socda Xarunta Villa Hargeysa ee Golaha Shacabka

December, 11, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Dowladda Somaliya oo Shati siinaysa Kalluumaysato Ajnabi ah

December, 11, 2018
Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay markii ...

Taliye Indha-Qarshe Oo Shaaca Ka Qaaday Ciidanka Kaliya Ee Qabiilka Ka Maran.

December, 11, 2018
Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi ...

DEG DEG: Mooshinkii xilka qaadista Madaxweyne Farmaajo oo jabay

December, 11, 2018
Mooshinkii Hindisaha Xil ka qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...

Camey oo ka laabtay Dacwad uu kusoo oogay Gaas

December, 11, 2018
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ...

Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Shaaciyay Halka Laga Soo Abaabulay Mooshinka Madaxweynaha

December, 11, 2018
Maalin ka hor ayay aheyd markii Xildhibaano ka ...

Dacwad u dhaxeysa Gaas iyo Camey oo Garowe ka furmaysa

December, 11, 2018
Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta qaadaysa dacwad ...

Maqaallo