GGGGGG
Monday, May 27th, 2019
header

Wadaad u dhashay UK oo dhaleeceyn kala kulmay eed uu u jeediyay boqortooyada sacuudiga

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 13, 2018 by   ·   No Comments

Wadaad u dhashay Uk oo ku nool magaalada Landon ayaa dhaleeceyn waxaa uu kala kulmay wadaado kale oo ku nool magaalada kadib markii uu eed u jeediyay boqorka sacuudiga Mohammad bin Salman.

Shiiq Imam Ajmal Masroor ayaa eeda uu u jeediyay sacuudiga waxaa canbaareyay culimada ku dhaqan masaajidka Fitzrovia ee magaalada Landon iyo hey,ada uu sacuudiga maal galiyay Muslim World League.

Arintaan ayaa imaaneysa maalmo kadib markii shiiq mansuur uu barta uu ku leeyahay Face book uu ku soo qoray uu ku sheegay in boqortooyada sacuudiga ay ku kacday musuq maasuq iyo wax isdaba marin.

Dhanka kale Imam Ajmal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in sacuudiga uu xiro shaqsiyaadka mucaaradka ah ee dhaliishan hanaanka siyaasadeed ee maamulka haya talada.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Mas’uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka

May, 27, 2019
Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo geba-gabeeyay booqashadii Koonfur Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahaan ...

Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ...

SAWIRO:-Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho oo kormeer sameeyay

May, 27, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Maxaa ka jira in markale uu fashilmay Imtixaanka ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada?

May, 27, 2019
Iyada oo Maanta lagu wado in uu bilaawdo ...

Hay’adaha samafalka oo soo saaray qorsho la xiriira Abaaraha ka jira dalka

May, 26, 2019
Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii ...

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay Warkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad ...

Dhageyso:-Digniin loo diray Dhaqaatiirta Ajanbiga ee ka howlgasha Hir-Shabeelle

May, 26, 2019
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle Cabduqaadir Aadan ...

Hir-Shabeelle oo cadeysay mowqifkeeda Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ay ...

Galmudug oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

May, 26, 2019
Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay ...

Maqaallo