GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Soomaaliya oo ku guuleysatay xubinnimada Golaha Xuquuqul Insaanka QM

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 13, 2018 by   ·   No Comments

Dowladda Soomaaliya markii ugu horreysay  loo doortay xubinnimada Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey muddo seddex sano oo ka bilaabmaysa 1 Janaayo, 2019-2021.

93 xubnood ee Golaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa kulan doorasho ah qabsaday si loo doorto xubnaha cusub ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey.

18 xubnood ee cusub ee la doortay waxay ku soo baxeen cod aqlabiyad leh oo si qarsoodi ah loo qaaday.

Dal waliba oo xubin ka noqonaya golahaasi waxaa looga baahnaa inuu la yimaado in aan ka yarayn 97 cod si loogu doorto golaha.

Ka dib doorasho ay qeyb galeen dalalka Caalamka Soomaaliya ayaa heshay 170 cod.

Soomaaliya waxay ka dhex tartamaysay koox dalal Afrikaan ah si ay u hesho kursi. Waxaa Soomaaliya la mid ahaa Burkina Faso, Cameroon, Eritrea iyo Togo, iyadoo Soomaaliya  lagu doortay cod aqlabiyad leh oo ah 170 cod oo ka qeyb ah 193 codeeyeyaal.

Soomaaliya waxa ay ku guuleysatay in xubin cusub ka noqoto Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey kadib dadaal xooggan oo uu muujiyay Ergeyga Joogtada ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Xarunta Qaramada Midoobey ee New York, Danjire Abuukar Daahir Cusmaan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo