GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo laga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga”SAWIRO”

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 13, 2018 by   ·   No Comments

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Mudane Cali Shariif Axmed, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Dr. Workneh Gebeyehu.

Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka, ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya waxa uu sheegay in ay jirto yididiillo lagu xoojinayo xiriirka laba geesoodka ee u dhexeeya laba dal ee walaalaha ah ee leh taariikh fog si looga dhabeeyo rabitaanka labada shacab ee Soomaali iyo Itoobi.

Dhankiisa, Danjire Cali Shariif ayaa boggaadiyay xiriirka xooggan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya iyo rabitaanka guud ee labada dhinac ee lagu qoto dheereynayo xiriirka iyo iskaashiga oo dhinacyo kasta leh.

Mudane Cali Shariif ayaa sidoo kale gudbiyay farriin salaan ah uu ka siday Wasiirka Arrimaha Dibadda, Xukuumadda iyo dhammaan hey’adaha dowladda oo ku socotay Dowladda iyo Shacabka Itoobiya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shirka maamul goboleedyada oo maanta la filayo in la soo gaba gabeeyo

October, 23, 2018
Magaalada Garowe waxaa ka socda shir maalinkii Saddexaad ...

Hay’adaha ammaanka oo Muqdisho ku qabtay burcad dhac ka geysan jirtay Muqdisho

October, 23, 2018
Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya oo maalmahan dambe ...

Sawirro:-Ciidamo Ka Socda AMISOM Oo Ku Soo Wajahan Soomaaliya

October, 22, 2018
Dhawaan  ayaa la filayaa in Ciidamo ka socda ...

Sawirro:-Mas’uul Matalaya Maamulka G/Banaadir Oo Ka Qeyb Galaya Shirka Golaha Maayarada Caalamka

October, 22, 2018
Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir ...

Wasiirka amniga oo furay shir looga hadlayo dardar gelinta hawlaha Hayadda socdaalka.

October, 22, 2018
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar ...

Daawo:-Telefishinka CNN Oo Soo Bandhigay Muuqaal Video Cusub Ee Kiiska Saxafigii Jamaal Khashoggi

October, 22, 2018
Muuqaal ay Kaamerooyinka Qarsoon duubeen ayaa waxaa si ...

Puntland Oo Si Kulul Uga Hadashay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si kulul uga hadlay ...

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Maanta Kormeer Sameeyay

October, 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Sawirro:-War Laga Soo Saaray Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Saakay waaberigii ayaa dagaal beeleed waxa uu ka ...

Dhagayso:Dowlad Goboleedyada Oo Ka Jawaabay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

October, 22, 2018
Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan ...

Maqaallo