GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

DEGDEG TALIYIHII NABADSUGIDA SOOMAALIYA OO IS CASILAY IYO SABABTA

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 13, 2018 by   ·   No Comments

Agaasimaha hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee NISA, Xuseen Cusmaan Xuseen (Uurkuus), ayaa si rasmi ah isaga casilay xilka, sida ay goor-dhow shaacisay hay’adda.

Qoraal ay soo dhigtay barta twitter-ka ayey NISA ku tiri “Agaasimaha Guud ee Hey’adda Sirdoonka & Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed (NISA), Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13/10/2018, sababo asaga u gaar ah owgeed warqadiisa iscasilaada u gudbiyay Madaxwaynaha JFS.”

Agaasimaha Guud Ayaa la sheegayaa inuu kamid noqon doono musharaxiinta u tartamaya xilka madaxtinimada koonfur galbeed oo dhici doonta bisha soo socota horaanteeda

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shirka maamul goboleedyada oo maanta la filayo in la soo gaba gabeeyo

October, 23, 2018
Magaalada Garowe waxaa ka socda shir maalinkii Saddexaad ...

Hay’adaha ammaanka oo Muqdisho ku qabtay burcad dhac ka geysan jirtay Muqdisho

October, 23, 2018
Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya oo maalmahan dambe ...

Sawirro:-Ciidamo Ka Socda AMISOM Oo Ku Soo Wajahan Soomaaliya

October, 22, 2018
Dhawaan  ayaa la filayaa in Ciidamo ka socda ...

Sawirro:-Mas’uul Matalaya Maamulka G/Banaadir Oo Ka Qeyb Galaya Shirka Golaha Maayarada Caalamka

October, 22, 2018
Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir ...

Wasiirka amniga oo furay shir looga hadlayo dardar gelinta hawlaha Hayadda socdaalka.

October, 22, 2018
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar ...

Daawo:-Telefishinka CNN Oo Soo Bandhigay Muuqaal Video Cusub Ee Kiiska Saxafigii Jamaal Khashoggi

October, 22, 2018
Muuqaal ay Kaamerooyinka Qarsoon duubeen ayaa waxaa si ...

Puntland Oo Si Kulul Uga Hadashay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si kulul uga hadlay ...

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Maanta Kormeer Sameeyay

October, 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Sawirro:-War Laga Soo Saaray Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Saakay waaberigii ayaa dagaal beeleed waxa uu ka ...

Dhagayso:Dowlad Goboleedyada Oo Ka Jawaabay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

October, 22, 2018
Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan ...

Maqaallo