GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Ciidamada Xoogga oo la wareegay Deegaanka Basra.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 13, 2018 by   ·   No Comments

Wararka ka Naga soo gaaraya Degaanka basra oo u dhaxeeyo Magaalooyinka Balcad iyo Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada ka baxay degmada balcad G/sh/Dhaxe  ay manta la wareegeyn gacan ku haynta Degaankaas oo ay hore u maamulayeen dagaalamyaasha ka tirsan Al-shabaab.

Al-shabaabkii Maamulayey degaanka basra ayaa la sheegay in ay isaga baxeen degaankaasi ,kadibna ay la wareegeen ciidamada ka tirsan Militariga soomaaliya oo ka ambabaxay degmada Balcad, iyadoona wax dagaal uusan dhacin ayey ciidamada si nabad galya ah ula wareegeen deegaankaasi Sida Dadka degaanka ay Allsaaxo u sheegeen.

Dadka degaanka ayaa sidoo kale sheegay in ay ka cabsi qabaan in dagaal uu ka dhaco degaanka Basra.

Degaankan ay qabsadeen ciidamada militariga soomaaliya ayaa dhaca inta u dhaxeeyso degmooyinka Balcad iyo Afgooye oo ka kala tirsan Gobolada Sh/Dhaxe iyo Sh/Hoose,waxaana dhowr jeer degaanka ka dhacday duqeymo lala beegsaday saldhigyo Al-shabaab ay halkaas ay ku la leeyihiin.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo