GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Muran ka taagan magacaabista Golaha Wasiirada Galmudug ee Dhuusamareeb loga dhuwaqayo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 12, 2018 by   ·   No Comments

Magaalada dhuusmareeeb ee xarunta maaamulka Galmudug xalay ilaaa Maanta  waxaaa ka jira is qab qabsi la xiriira magacaaabista Golaha wasiirada Galmudug, waxaaana maanta ciidamo katirsan Galmudug oo gadoodsan ay soo boox Dhaafiyeeen.wadooyinka  Qaar ee Ku yaalada Dhuusamreeb.

Waxaaana Sababta ciidanka u xireen wadooyinka ayaa  lagu Sheegay in ay ka hortagaan Falal amni daro in ay ka dhacaan Goobaha ay ku sugan madaxda Galmudug.

Wararaka Allsaaxo ay heshay ayaa Sheegaya.in madaxtooyada Galmudug Iyana ciidan la geeyay Si loo ilaaaliyo Amaanka, maadam ay jiraaan masuuliyiin Ka tirsan Galmudug oo aan Ku Qanacsaneyn Habka Loo marayo magacaaabista Golaha wasiirada Maamulkaasi.

Amaaanka Dhuusamareeb ayaa ah maanta mid aaan la isku haleyn Karin Haddii lagu Dhawaaqo golaha Wasiirada Galmudug, Iyadoona Xilalka ugu badan ee La isku haysto ay Kala yihiiin wasiirada Amniga iyo Qorsheynta Maamulka Galmudug

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shirka maamul goboleedyada oo maanta la filayo in la soo gaba gabeeyo

October, 23, 2018
Magaalada Garowe waxaa ka socda shir maalinkii Saddexaad ...

Hay’adaha ammaanka oo Muqdisho ku qabtay burcad dhac ka geysan jirtay Muqdisho

October, 23, 2018
Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya oo maalmahan dambe ...

Sawirro:-Ciidamo Ka Socda AMISOM Oo Ku Soo Wajahan Soomaaliya

October, 22, 2018
Dhawaan  ayaa la filayaa in Ciidamo ka socda ...

Sawirro:-Mas’uul Matalaya Maamulka G/Banaadir Oo Ka Qeyb Galaya Shirka Golaha Maayarada Caalamka

October, 22, 2018
Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir ...

Wasiirka amniga oo furay shir looga hadlayo dardar gelinta hawlaha Hayadda socdaalka.

October, 22, 2018
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar ...

Daawo:-Telefishinka CNN Oo Soo Bandhigay Muuqaal Video Cusub Ee Kiiska Saxafigii Jamaal Khashoggi

October, 22, 2018
Muuqaal ay Kaamerooyinka Qarsoon duubeen ayaa waxaa si ...

Puntland Oo Si Kulul Uga Hadashay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si kulul uga hadlay ...

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Maanta Kormeer Sameeyay

October, 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Sawirro:-War Laga Soo Saaray Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Saakay waaberigii ayaa dagaal beeleed waxa uu ka ...

Dhagayso:Dowlad Goboleedyada Oo Ka Jawaabay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

October, 22, 2018
Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan ...

Maqaallo