GGGGGG
Tuesday, December 11th, 2018
header

Masar oo dil toogasho ku xukuntay 19 ruux oo lala xiriiriyay kooxda daacish

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 12, 2018 by   ·   No Comments

Maxkamada milatariga masar ayaa daldalaad ku xukuntay 17 ruux oo lala xiriiriyay sadex weerar oo dad ay ku dhinteen sanadihii 2016-kii iyo 2017-dii sida ay sheegtay wakaalada wararka masar ee MENA.

Maxkamada ayaa dhanka kale xabsi daa,in ku xukuntay 19 ruux oo kale,halka 10 ruux oo iyagana qeyb ka ahaa weeraradaas ay maxkamada qoorta u galisay xabsi 10 ilaa 15 sano.

Dhanka kale qareen ka tirsan ururada bulshada rayidka masar oo lagu magacaabo Khaled el-Masry ayaa ku eedeyay dacwad soo oogayaasha milatariga in qareenada difaacayay dadkaan ay la xiriirisay in ay taageero u yihiin dagaal yahanada kooxda Isis ee ka dagaalanta suuriya iyo ciraaq.

Dadkaan lagu riday xukunada kala duwan ayaa racfaan ka qaadan kara inta uu waqtiga ka idlaan.

Dagaal yahanada Isis ayaa sheegtay mas,uuliyada sadex weerar oo lagu qaaday kaniisado ku yaal masar bilihii December iyo April ee 2016-kii iyo 2017-dii.

Weeraradaas ayaa waxaa ku dhintay dad masiixiyiin ahaa oo ku sugnaa kaniisadaha la weeraray.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Kulan Xasaasi Ah Oo U Socdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Kan Aqalka Sare

December, 11, 2018
War Goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha ...

Xoghaye Buux”Mooshinkii Laga Keenay Farmaajo Wuu Buray

December, 11, 2018
Xoghayaha Golaha Shacabka Cabdi Kariin Buux ayaa xaqiijiyay ...

Duqa Muqdisho oo Xarunta D/Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Turkiga (SAWIRRO)

December, 11, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

DEGD EG: Kulan ka socda Xarunta Villa Hargeysa ee Golaha Shacabka

December, 11, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Dowladda Somaliya oo Shati siinaysa Kalluumaysato Ajnabi ah

December, 11, 2018
Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay markii ...

Taliye Indha-Qarshe Oo Shaaca Ka Qaaday Ciidanka Kaliya Ee Qabiilka Ka Maran.

December, 11, 2018
Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi ...

DEG DEG: Mooshinkii xilka qaadista Madaxweyne Farmaajo oo jabay

December, 11, 2018
Mooshinkii Hindisaha Xil ka qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...

Camey oo ka laabtay Dacwad uu kusoo oogay Gaas

December, 11, 2018
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ...

Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Shaaciyay Halka Laga Soo Abaabulay Mooshinka Madaxweynaha

December, 11, 2018
Maalin ka hor ayay aheyd markii Xildhibaano ka ...

Dacwad u dhaxeysa Gaas iyo Camey oo Garowe ka furmaysa

December, 11, 2018
Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta qaadaysa dacwad ...

Maqaallo