GGGGGG
Saturday, December 15th, 2018
header

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir oo xalay kormeer ku tagay Degmada Yaaqshiid

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 12, 2018 by   ·   No Comments

Muqdisho-Maamulka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa kormeer la xiriiira howl-gallada dhanka amniga ka sameeyay Xalay Degmada Yaaqshiiq ee Gobalka Banaadir.

Kormeerka ayaa waxaa hoggaaminayay Guddoommiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee Gobolka Banaadir , Maxamed Cabdullahi Tuulax, isagoo soo gaalaa bixiyay qeybo badan oo kamid ah Degmadda Yaaqshiid , halkaas oo maamulka Degmada iyo Ciidanka ammaankuba ay kawadeen xilligaas howlo lagu dar-darb gelinayo shaqada Qaran ee ay Dalka iyo Dadka u hayaan.

Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka, Maxamed Cabdullaahiu Tuulax ayaa intii uu kormeerka ku jiray waxaa uu tagay Garoon Dhallinyaradda Degmadaasi ay Kubadda Cagta ku ciyaari jireen balse ay xireen Al-Shabaab kadib markii ay u soo hanjabeen, isagoo sheegay in Caawa laga billaabo uu furan yahay Garoonku isla markaana ay ku Ciyaari karaan Dhallinyarada.

Gudoomiye  Maxamed C/llaahi Tuulax , ayaa Ciidanka Degmada iyo Laamaha ammaankuba faray inay adkeeyaan nabad gelyada degaanka iyo Garoomada Kubbadda Cagta , si ay Dhallinyaradu ugu ciyaaraan.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Keating Oo Ka Hadlay Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

December, 15, 2018
Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Ambassador Michael ...

Maamulka k/galbeed oo shacabka digniin culus u diray

December, 15, 2018
Maamulka K/galbeed ayaa fariin nabadeed u direy shacabka ...

DEG DEG: R/wasaaraha Sri Lanka oo is-casilay

December, 15, 2018
R/wasaaraha Syri Lanka Mahinda Rajapaksa ayaa shaaciyey in ...

dhageyso ‘baraamijka xiisah badanaa ee dhacadooyinka todobaadka iyo rario vos 15’12’ 2018

December, 15, 2018
dhageyso baraamijka dhacadooyinka todobaadka iyo  radio vos  oo ...

Banaanbaxyo Ka Socda Baydhabo & Isgaarsiinta Oo Hawada Laga Saaray

December, 15, 2018
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amisom oo beenisay inay ku lug laheyd soo qabashadii Muqtaar Roobow ee Magaalada Baydhabo

December, 15, 2018
Ergayga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika ee arrimaha Somaliya, Ambassador Francesco Madeira ayaa ...

Ilaalada la-taliyaha gudoomiyaha BFS oo hubka laga dhigay

December, 15, 2018
Wararka Idaacadda vos  ee Magaalada caabud waaq  ay ...

Waa sidee xaalada amni ee Magaalada Baydhabo ?

December, 15, 2018
Xaalaada Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel gaarka Maamulka ...

daawo ;’RW Kheyre”Aniga Iyo Madaxweynaha Ma Aqbaleyno Nala Yiraa Nala Shaqeysta Ama Waan Idin Rideynaa’

December, 15, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ...

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay soo xiritaankii Rooboow

December, 15, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska  ergayga ...

Maqaallo

Keating Oo Ka Hadlay Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

December, 15, 2018
Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Ambassador Michael ...

Maamulka k/galbeed oo shacabka digniin culus u diray

December, 15, 2018
Maamulka K/galbeed ayaa fariin nabadeed u direy shacabka ...

DEG DEG: R/wasaaraha Sri Lanka oo is-casilay

December, 15, 2018
R/wasaaraha Syri Lanka Mahinda Rajapaksa ayaa shaaciyey in ...

Banaanbaxyo Ka Socda Baydhabo & Isgaarsiinta Oo Hawada Laga Saaray

December, 15, 2018
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amisom oo beenisay inay ku lug laheyd soo qabashadii Muqtaar Roobow ee Magaalada Baydhabo

December, 15, 2018
Ergayga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika ee arrimaha Somaliya, Ambassador Francesco Madeira ayaa ...

Ilaalada la-taliyaha gudoomiyaha BFS oo hubka laga dhigay

December, 15, 2018
Wararka Idaacadda vos  ee Magaalada caabud waaq  ay ...

Waa sidee xaalada amni ee Magaalada Baydhabo ?

December, 15, 2018
Xaalaada Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel gaarka Maamulka ...

daawo ;’RW Kheyre”Aniga Iyo Madaxweynaha Ma Aqbaleyno Nala Yiraa Nala Shaqeysta Ama Waan Idin Rideynaa’

December, 15, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ...

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay soo xiritaankii Rooboow

December, 15, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska  ergayga ...

Markab Hindiya laga leeyahay oo markale qabtay doon siday hub

December, 15, 2018
Markab laga leeyahay dal;ka Hindiya oo howlgal looga ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com