GGGGGG
Tuesday, December 11th, 2018
header

Dib u dhac ku yimid heshiis lagu waday in ay Gaaraan ONLF iyo Itoobiya.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 12, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa lagu soo waramyaa in dib u dhac uu ku yimid shir lagu waday in ay heshiis buuxa ku gaaraan jabhadda ONLF iyo dowladda Itoobiya.

Shirka ayaa qorshuhu ahaa inuu ka qabsoomo magaalada Asmara ee dalla Eritrea iyadoona ay ka qeyb gali lahaayeen Xubnaha Jabhadda , Masuuliyiin ka socta itoobiya iyo sidoo kale Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaali State ee Itoobiya hoos taga.

Mustafa Cagjar Madaxweynaha Soomaali State ayaa xalay dib ugu laabtay Jigjiga kadib markii ui shirka ka furmi lahaa Asmara dih u dhac ku yimid.

Sababta rasmiga ah ee dib u dhaca ayaan la ogeyn waxaase jirta in jabhadaha qaar ay dowladda Itoobiya ka diideen in ay hubka dhigaan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Kulan Xasaasi Ah Oo U Socdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Kan Aqalka Sare

December, 11, 2018
War Goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha ...

Xoghaye Buux”Mooshinkii Laga Keenay Farmaajo Wuu Buray

December, 11, 2018
Xoghayaha Golaha Shacabka Cabdi Kariin Buux ayaa xaqiijiyay ...

Duqa Muqdisho oo Xarunta D/Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Turkiga (SAWIRRO)

December, 11, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

DEGD EG: Kulan ka socda Xarunta Villa Hargeysa ee Golaha Shacabka

December, 11, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Dowladda Somaliya oo Shati siinaysa Kalluumaysato Ajnabi ah

December, 11, 2018
Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay markii ...

Taliye Indha-Qarshe Oo Shaaca Ka Qaaday Ciidanka Kaliya Ee Qabiilka Ka Maran.

December, 11, 2018
Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi ...

DEG DEG: Mooshinkii xilka qaadista Madaxweyne Farmaajo oo jabay

December, 11, 2018
Mooshinkii Hindisaha Xil ka qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...

Camey oo ka laabtay Dacwad uu kusoo oogay Gaas

December, 11, 2018
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ...

Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Shaaciyay Halka Laga Soo Abaabulay Mooshinka Madaxweynaha

December, 11, 2018
Maalin ka hor ayay aheyd markii Xildhibaano ka ...

Dacwad u dhaxeysa Gaas iyo Camey oo Garowe ka furmaysa

December, 11, 2018
Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta qaadaysa dacwad ...

Maqaallo