GGGGGG
Monday, May 27th, 2019
header

DHAGEYSO:- Xuska Maalinta Calanka Soomaaliya oo lagu qabta

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 12, 2018 by   ·   No Comments

Maanta oo ah 12-ka Oktoober ayaa ku beegan sannad guuraddii 64 aad ee helida Astaanta ama Calanka Qaranka Soomaaliyeed, iyadoona Dad badan aysan ogeyn ahmiyada ay leedahay maanta oo kale.

Calanka Waxaa la sameeyey Taariikhdu markay ahayd 12kii Oktober 1954tii, waxaana sameeyey ilaahay ha u naxriistee marxuum Maxamed Cawaale Libaan.

Alla ha u naxriistee Maxamed Cawaale Libaan oo ahaa nin wadani ah ayaa in badan oo Shacabka Soomaaliyeed ah aysan aqoon magaciisa iyo waliba Muuqaalkiisa.

Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu weynaynayo maalinta Calanka
Soomaaliya, iyadoona ay ka qeyb galeen Wasiiro, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka
Soomaaliya iyo Marti Sharaf kale oo munaasabada lagu casuumay.

Wasiirka Dhalin yarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriya ayaa waxaa ay ka sheekeysan Ahmiyada uu leeyahay Calanka Soomaaliya iyo sida Bulshada looga baahan yahay in aan ku faanaan calankooda.

halakaaan ka dhageeyso codka  Wasiirka Dhalin yarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriya 

      Khadiijo-Maxamed-diiriye-

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Mas’uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka

May, 27, 2019
Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo geba-gabeeyay booqashadii Koonfur Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahaan ...

Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ...

SAWIRO:-Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho oo kormeer sameeyay

May, 27, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Maxaa ka jira in markale uu fashilmay Imtixaanka ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada?

May, 27, 2019
Iyada oo Maanta lagu wado in uu bilaawdo ...

Hay’adaha samafalka oo soo saaray qorsho la xiriira Abaaraha ka jira dalka

May, 26, 2019
Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii ...

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay Warkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad ...

Dhageyso:-Digniin loo diray Dhaqaatiirta Ajanbiga ee ka howlgasha Hir-Shabeelle

May, 26, 2019
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle Cabduqaadir Aadan ...

Hir-Shabeelle oo cadeysay mowqifkeeda Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ay ...

Galmudug oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

May, 26, 2019
Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay ...

Maqaallo