GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

C/kariin Qalbi Dhagax oo gaaray magaalada Kismaayo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 12, 2018 by   ·   No Comments

Magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah maamulka Jubbaland waxaa saakay gaaray Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF, waxaana uu maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb.

Qalbi dhagax ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyay qeybaha bulshada iyo madax ka tirsan maamulka Jubbaland.

Soo dhaweyn kadib hadal kooban uu Qalbi Dhagax warbaahinta siiyay ayaa waxa uu ku sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu gaaro Kismaayo, isaga oo uga mahadceliyay shacabka reer Kismaayo sida Soomaalinimada leh ee ay u soo dhaweeyeen .

Inta uu ku sugan yahay Kismaayo ayaa Qalbi Dhagax waxaa lagu wadaa in uu kulamo la qaato madaxda Jubbaland iyo qeybaha bulshada.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo