GGGGGG
Saturday, May 25th, 2019
header

Dowladaha Somalia Iyo Sacuudiga Oo Heshiis Kala Saxiixday

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on October 4, 2018 by   ·   No Comments

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar, oo
haatan booqasho ku jooga Magalada Riyad ee wadanka Sacuudi Carabiya ayaa waxa uu ka
qeyb galay shirka Wasiirada Gaadiidka ee Wadamada Carabta.
Shirkaan ayaa waxa uu lahaa ahmiyad weyn oo ku aadan horumarinta iyo iskaashiga
wadamada Carabta ee dhinacyada gaadiidka Cirka,Dhulka iyo Duulista Hawada,waxana gaba
gabadii lagu aas’aasay urur ay ku mideysan yihiin Wadamada Carabta.
Ururkaas ayaa ku howlgeli doono la socoshada nabadgelyada hawada iyo gaadiidka Cirka,isla
markaana doorweyn ka qaadan doona mideynta hanaanka amniga Gaadiidak hawada.

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar iyo
Wasiirka Gaadiidka dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Cabdi Xakiin Bin Maxamed
Altamiimi ayaa waxa ay kala saxiixdeen heshiis lagu xoojinayo wax wada qabsi dhinaca
duulimaadyada labada dal ee Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya.

Heshiiskaas waxaa dhinaca Soomaaliya goobjoog uga ahaa siihaya Safaarada Soomaaliya ee
wadana Sacuudi Carabiya Mudane Saalim Macow Xaaji,iyada oo dhinaca Sacuudiga ay
goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasiirka Gaadiidka boqortooyada Wasiirka
Gaadiidka .

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Odayaasha Dhaqanka Sanaag Oo Ku Baaqay In Shuruud La’aan Ah Loo Joojiyo Dagaal Beeleed Kasoo Cusboonaday Gobolka

May, 25, 2019
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Sanaag Ayaa Si Kulul Uga ...

Mareykanka oo si deg deg ah hub uga iibinaya Sucuudiga

May, 25, 2019
Donald Trump Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu  ...

Askari dilay Mooto Bajaajle oo la xukumay

May, 25, 2019
Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun dil ah ku riday ...

Xisbiga uu hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Xaaladda Galmudug

May, 25, 2019
Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ...

Saraakiil sar sare oo ka tirsan Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay

May, 25, 2019
Maamulka degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegay ...

XOG: Awoodda taliyaasha saldhigyada booliska gobalka Banaadir oo hoos loo dhigay

May, 25, 2019
Allsaaxo.com ayaa baaritaan ay sameysay ku ogaatay in ...

DF oo ka jawaabtay diidmada maamul goboleedyada ee sharciga batroolka dalka

May, 25, 2019
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya Cabdirshiid Maxamed ...

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

Maqaallo

Odayaasha Dhaqanka Sanaag Oo Ku Baaqay In Shuruud La’aan Ah Loo Joojiyo Dagaal Beeleed Kasoo Cusboonaday Gobolka

May, 25, 2019
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Sanaag Ayaa Si Kulul Uga ...

Mareykanka oo si deg deg ah hub uga iibinaya Sucuudiga

May, 25, 2019
Donald Trump Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu  ...

Askari dilay Mooto Bajaajle oo la xukumay

May, 25, 2019
Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun dil ah ku riday ...

Xisbiga uu hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Xaaladda Galmudug

May, 25, 2019
Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ...

Saraakiil sar sare oo ka tirsan Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay

May, 25, 2019
Maamulka degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegay ...

XOG: Awoodda taliyaasha saldhigyada booliska gobalka Banaadir oo hoos loo dhigay

May, 25, 2019
Allsaaxo.com ayaa baaritaan ay sameysay ku ogaatay in ...

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com