GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Dhageyso:- KGS Oo Sara U Qaaday Adkeynta Amniga Deeganadeeda Inta Ay Ka Dhaceyso Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulkaasi

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 24, 2018 by   ·   No Comments

Xilli Bisha November Ee Soo Aadan Lagu Wado In Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulka Koonfur Galbeed Ay Ka Dhacdo Deegaanada Maamulkaasi Ayaa Hadda Waxaa La Dareemayaa Isbadel Dhinaca Amniga Ah.

Ciidamada Ammaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Sara U Qaaday Sugidda Amniga Deegaanada Koonfur Galbeed Gaar ahaana Magaalada Baydhabo Ee Xarunta KMG Ah Ee Koonfur Galbeed.

Af-hayeenka Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Nuura-diin Yuusuf Abuukar Gacma Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Sheegay In Dhammaan Deeganada Koonfur Galbeed Uu Ka Socdo Isbadel Dhinaca Amniga.

Waxa Uu Tilmaamay Goobaha Aadka Loo Adkeeyey Amnigooda In Ay Ka Mid Tahay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Maadamada Gudaha Degmada Ay Ku Sugan Musharrixiin U Taagan Xilka Madaxtinimo Ee Koonfur Galbeed Sida Uu Sheegay Afhayeenka Madaxtooyada Maamulkaasi Koonfur Galbeed.

Muddo Bil Ah Ka Dib Ayaa Lagu Wadaa In Deeganada Maamulka Koonfur Galbeed Ay Ka Dhacdo Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulkaasi Taas Oo Sababtay In Sara Loo Qaado Sugidda Amniga Deegaanada Koonfur Galbeed Gaar Ahaana Magaalooyinka Waa Weyn Si Doorashadu Ugu Dhacday Nabad-gelyo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Af-hayeenka Madaxtooyada KGS Nuura-diin Yuusuf Abuukar:-

      140708_008 - My Recording

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo