GGGGGG
Monday, May 27th, 2019
header

Dhageyso:- Dhacdo Ugub Ah Oo Ka Dhacday Gaalkacyo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 24, 2018 by   ·   No Comments

Waa Arrin Aan Fududeyn xal U Helideeda In Lagagu Qabsado Caruur Aad Dhashay Weliba Lala Yimaado Cadeymo Iyo Marqaatiyaal Muujinaya In Uusan caruurka Aheyn Qofka Aad Ku Doodeyso.

Laba Qoys Oo Ka Mid Ah Dadka Degan Gudaha Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Ayaa Waxa Ay Isku Heystaan Gabar Yar Oo Da’deeda U dhaxeyso 7 Illaa Iyo Sagaal Sani Jir Iyadoona Qoys Walba Uu Ku Doodayo In Gabadhu Ka Tirsan Tahay Xaafadooda.

Qoys Walba Oo Ka Mid Ah Labada Qoys Waxa Uu La Yimid Cadeymo Iyo Marqaatiyaal Sheegaya In Gabadhu Ka Tirsan Tahay Isaga Taas Oo Mashquulisay Saraakiisha Ciidamada Booliska Gobolka Mudug Iyo Gaalkacyo.

Mid Ka Mid Ah Aabayaasha Isku Heysta Gabadha Ayaa Waxaa Uu Ku Doodayaa In Gabadhani Ay Tahay Gabar ka Luntay Muddo Haatan Laga Joogo Toddoba Sano Taas Oo La Waayey Halka Ay Jaan Iyo Cirib Dhigtay balse Aabaha Ay Hadda Gabadhu Xaafadiisa Ka Tirsan tahay Ayaa Arrinkaas Ku Gacan Seyray Oo wax Kama Jiraan Ku Tilmaamay.

Taliye Ku Xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Mudug Max’ud Cilmi Gullaafe Oo ka Mid Ah Saraakiisha Booliska Oo Kiiskan Gacanta Ku Haya Oo Idaacada Codka Gobollada Dhexe La Hadlay Ayaa Sharraxaad ka Siiyey Sida Ay wax U Socdaan Iyo Dhacdadu Meesha Ay Kasoo Billaabatay.

Dhinaca kale Max’ud Cilmi Gullaafe Taliye Ku Xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Mudug Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ay Arrintaan Ku Mashquuleyn Oo Aysan Hadda garaneynin Meel Ay Wax Ka Billaaban.

Taliyuhu Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqay In Qorshaha Ay Ugu Jirto In Gabadhan Ay Gudbiyaan Magaaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho Si baaritaano Dheeraad Ah loogu Sameeyo.

Dhacdooyinka Nuucaan Oo kale Ayaa Ah Kuwa Aysan Fududeyn Xal U Helidooda Iyo Si Dhab Loo Ogaado Qoyska rasmiyan Ay Gabadhan Ka Tirsan Tahay Maadamada Mid kasta Oo Labadooda Ka Mid Ah Uu Heysto Cadeymo Buuxa Oo Tilmaamaya In Gabadhu Iyaga Ka Tirsan Tahay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliye Ku Xigeenka Qaybta Booliiska Gobolka Mudug Max’ud Cilmi Gullaafe:-

      Cod 1 Gullaafe

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Mas’uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka

May, 27, 2019
Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo geba-gabeeyay booqashadii Koonfur Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahaan ...

Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ...

SAWIRO:-Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho oo kormeer sameeyay

May, 27, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Maxaa ka jira in markale uu fashilmay Imtixaanka ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada?

May, 27, 2019
Iyada oo Maanta lagu wado in uu bilaawdo ...

Hay’adaha samafalka oo soo saaray qorsho la xiriira Abaaraha ka jira dalka

May, 26, 2019
Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii ...

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay Warkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad ...

Dhageyso:-Digniin loo diray Dhaqaatiirta Ajanbiga ee ka howlgasha Hir-Shabeelle

May, 26, 2019
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle Cabduqaadir Aadan ...

Hir-Shabeelle oo cadeysay mowqifkeeda Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ay ...

Galmudug oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

May, 26, 2019
Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay ...

Maqaallo