GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaaday Qoryoolay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 24, 2018 by   ·   No Comments

Dagaal u dhexeeya  Ciidamada xoogga oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab ayaa  xalay waxaa uu   ka dhacay  qeybo ka mid ah Gobolka Shabeelaha hoose  gaar ahaan degmada Qoryoolay iyo duleedka Degmadaasi.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab Wadada u galeen Kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan AMISOM,waxana goobjoogayaal  ku sugan Duleedka Degmada qoryoolay  ay sheegayaan  in mudo saacad ku dhow u halkaasi dagaal ku dhexmaray ciidmada AMISOM  iyo Dagaalamyaasha Al-Shabaab.

Dhinacyada dagaalamay ayaa waxaa la sheegay in khasaaro uu soo gaaray,inkastoo ilaa iyo hada aan la ogaan Karin khasaarahaasi.

Guddoomiye xigeenka Amniga Qoryooley Maxamed Cabdi Gaashaan oo la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay dagaal ka dhacay degmadaasi

Ciidamada Amaanka ayaa saakay howlgalo ka wado magaalada Qoryoolay ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shirka maamul goboleedyada oo maanta la filayo in la soo gaba gabeeyo

October, 23, 2018
Magaalada Garowe waxaa ka socda shir maalinkii Saddexaad ...

Hay’adaha ammaanka oo Muqdisho ku qabtay burcad dhac ka geysan jirtay Muqdisho

October, 23, 2018
Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya oo maalmahan dambe ...

Sawirro:-Ciidamo Ka Socda AMISOM Oo Ku Soo Wajahan Soomaaliya

October, 22, 2018
Dhawaan  ayaa la filayaa in Ciidamo ka socda ...

Sawirro:-Mas’uul Matalaya Maamulka G/Banaadir Oo Ka Qeyb Galaya Shirka Golaha Maayarada Caalamka

October, 22, 2018
Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir ...

Wasiirka amniga oo furay shir looga hadlayo dardar gelinta hawlaha Hayadda socdaalka.

October, 22, 2018
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar ...

Daawo:-Telefishinka CNN Oo Soo Bandhigay Muuqaal Video Cusub Ee Kiiska Saxafigii Jamaal Khashoggi

October, 22, 2018
Muuqaal ay Kaamerooyinka Qarsoon duubeen ayaa waxaa si ...

Puntland Oo Si Kulul Uga Hadashay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si kulul uga hadlay ...

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Maanta Kormeer Sameeyay

October, 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Sawirro:-War Laga Soo Saaray Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Saakay waaberigii ayaa dagaal beeleed waxa uu ka ...

Dhagayso:Dowlad Goboleedyada Oo Ka Jawaabay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

October, 22, 2018
Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan ...

Maqaallo