GGGGGG
Monday, May 27th, 2019
header

Taliyaha Hoggaanka Caafimaadka NISA oo xabsiga la dhigay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 23, 2018 by   ·   No Comments

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay Taliyaha hoggaanka caafimaadka ee Hay’adda Nabad Suggida Somaliya sida qaar ka mid ah ehelkiisa ay xaqiijiyeen.

Dr. Xasan Axmed Maxamed Gacal, ayaa la xiray shalay maqribkii, kadib markii gaarigiisa uu ku qarxay afaafka hore gurigiisa.

Wararka soo baxaya ayaa sheegay sababta loo xiray Sarkaalkaan inay la xiriirto dayacaada uu ku sameeyay gaarigiisa, iyo sida suuragal ay ku noqotay in qarax lagu xiro.

Ehelada Sarkaalkaan ayaa sheegay in xittaa loo diiday inay ogaadaan meesha lagu xiray, balse ay og yihiin kaliya in la xiray.

Saraakiisha Hay’adda Nabad Suggida Somaliya ayaanan wali si faah faahsan uga hadlin sababta rasmiga ah ee loo xiray Sarkaalkaan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Mas’uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka

May, 27, 2019
Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo geba-gabeeyay booqashadii Koonfur Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahaan ...

Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ...

SAWIRO:-Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho oo kormeer sameeyay

May, 27, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Maxaa ka jira in markale uu fashilmay Imtixaanka ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada?

May, 27, 2019
Iyada oo Maanta lagu wado in uu bilaawdo ...

Hay’adaha samafalka oo soo saaray qorsho la xiriira Abaaraha ka jira dalka

May, 26, 2019
Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii ...

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay Warkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad ...

Dhageyso:-Digniin loo diray Dhaqaatiirta Ajanbiga ee ka howlgasha Hir-Shabeelle

May, 26, 2019
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle Cabduqaadir Aadan ...

Hir-Shabeelle oo cadeysay mowqifkeeda Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ay ...

Galmudug oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

May, 26, 2019
Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay ...

Maqaallo