GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Madaxweyne Xaaf oo ka horyimid xil ka qaadis lagu sameeyay.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 16, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf  oo la hadlay idaacadda vos   ayaa waxaa uu ka soo horjeestay xil ka qaadis la sheegay in maanta xildhibaano ka tirsan Galmudug ay ku sameeyeen, kadib markii ay kulan ku yeesheen  Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay xil ka qaadista, isagoona sheegay in xildhibaano yar oo ku shiray Cadaado aysan xilka ka qaadi Karin.

Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in Dowlada dhexe ay fara galin ku hayso maamulka Galmudug, Sida uu hadalka u dhigay.

Khilaafka u dhexeeya Madaxda ugu sareysa ee Maamulka Galmudug ayaa xiligan waxaa uu marayaa meeshii ugu adkeyd.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo