GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Sargaal Shabaab ah oo lagu qabtay Qeybo ka mid ah Shabeelaha Hoose.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 15, 2018 by   ·   No Comments

Saraakiisha Ciidamada Xoogga  Soomaliya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhiggeen sarkaal ka tirsanaa Dagaalamayaasha  Al Shabaab, kadib howlgal ay ka sameeyeen degmada Marka ee Gobalka Shabeelaha hoose.

Qofkan la qabtay ayaa saraakiisha ciidamada Xooga waxaa ay ku sheegeen  in Al-shabaab uu u qaabilsanaa  Qaraxyada.

Axmed cabdi Cali (Axmed Gaashaan)  Taliyaha guutada 14 Oktobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya G/dhaxe oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afka Ciidamada Qalabka sida  ayaa sheegay    in Sargaalkan Shabaabka ah laga soo qabtay buundada Magaalada Marko uu ku Aasayay Miino.

Sidoo kale taliyaha ayaa Sargaalka waxaa uu ku sheegay magacaiisa  Saleemaan Cumar Cabdulle.

Maalmihii ugu danbeeyay ciidamada Xaooagga  ayaa ku howlanaa baadigoobka shaqsiyaad la tuhusan yahay in ay falal amaan darro ka geystaan Magaalada Marka

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo