GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Qarax loo adeegsaday gaari gacan oo xalay ka dhacay Muqdisho.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 15, 2018 by   ·   No Comments

Wararka laga helayo Suuqa Bakaraaha ayaa sheegaya in Xalay Qarax gaari gacan lagu soo raray uu ka dhacay meel u dhow Xawaalada amal ee Magaalada Muqdisho.

Dadka Goobjoogayaal ayaa all saaxo u sheegay in Qaraxa xoogeysa laga maqlay qeybo ka mid ah Degmooyinka Magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi.

Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu qaraxa loo adeegsaday gaari gacanka uu ka dhacay.

weli ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha amaanka ee dowlada Soomaaliya.

Waana qaraxii labaad oo loo adeegsado gaari gacan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo