GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Labo Wiil oo Jaamiciyiin ah oo lagu dilay Boosaaso

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 15, 2018 by   ·   No Comments

Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ku dilay labo wiil oo Saaxiibo ah sidoo kalena dhawaan ka qalin jabiyay mid ka mid Jaamacaddaha ku yaalla Magaalada Boosaaso.

Sidda ay all saaxo u xaqiijiyeen goobjoogayaal Labada Wiil ee la dilay oo saaxiibo ahaa, ayaa waxaa dilkooda uu ka dhacay nawaaxiga halka loo yaqaan Huurse ee Bartamaha Magaalada Boosaaso, meel ku dhaw Suuqa wayn ee Magaalada, halkaasi oo ay wada fadhiyeen xilliga la dilaayay.

Magacyada labada wiil ayaa lagu kala sheegay C/risaaq Xasan Barre (Ceeriin) iyo C/kariin C/qaadir, waxayna ka mid ahaayeen ardaydii ka qalin jebisey Jaamacada Bariga Afrika Boosaaso Gaar ahaan kuliyada maamulka iyo Maareynta Ganacsiga Dufcaddii 27-aad ee ka baxday June 2018.

Mid ka mid ah Wiilasha la dilay ayaa wuxuu macalin ka ahaa Iskuulka Towfiiq ee ku yaalla aaga halka loo yaqaan Raxma, magaaladda Boosaaso.

Cabsi badan iyo Argagax ayay ku rideen Shacabka kunool Boosaaso dilka xalay loo geystay labaddan wiil, iyadoona Hay’addaha Ammaanka gobolka Bari ay sheegeen in ay waddaan baaritaano.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo